Mooge

Nomad
  • Content Count

    5,088
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    11

Everything posted by Mooge

  1. Abwaan;887305 wrote: Lol@typical reer Mudug celebratory style:D....WaryaaMooge dhinacii kale maka daashey? . Dadkaan aad ku ciyaarayso baan u yaabanahay adiga waan ogahay meeshaad ka xanaaqsan tahaye. War Abwaan, nimankiina HAG nin aan wax fahmayn bad noo soo dhoodhoobteen. Bal la hadal Asha and the other HAG overlords ninyoow and tell qoslaye to stop the nonsense.
  2. xiinfaniin;887302 wrote: Sharif was a misunderstood leader. Only xiin understood the man . He had no clannish base, and never cared to develop one. He helped Somalia move forward under very difficult circumstance. Thus far Hassan is terrible start ... I 100% agree with xiin. shariif was miles more competent and honest than this qoslaye character. let us be honest. shariif made minor mistakes but he always saw bigger picture.
  3. Mudaharaad Loogasoo Horjeedo Dowlada Xasan Shiikh Maxamuud Oo Ka Dhacday Deegaanka Jubooyinka. Kismaanyo(Allssc): Magaalooyinka Afmadoow, Dhoobleey, Badhaadhe, Kaambooni iyo meelo kale ayaa waxaa maanta ruxey banaanbaxyo lagu diidanyahay farogalinta dowladda Dhexe ee Soomaaliya ay ku heeyso arrimaha maamul u samaynta Jubbooyinka. Siyaad Boojis waa gudoomiyaha degmada Dhoobleey, isagoo qadka taleefoonka warbaahinta ugu waramay waxa uu sheegey in 10 kun oo qof ay isugu soo baxeen fagaaro magaalada ku yaala, iyagoo dalbanayay in dowladda ay dhowrto dastuurka qaranka oo sheegaya aayo ka tashiga dadka deegaan kasta oo Soomaaliyeed. Nin oday dhaqameed ah oo isagana aan Dhoobleey kala hadalnay ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay in Xasan Shiikh Maxamuud dadka reer Baladweyne uu ku yiraahdo aayahiina ka tashada, kuwa Jubbooyinka is hortaago. Waxaa la maqli karayay sawaxanka qeeylida dadka, iyo dumar buraanbur tirinaya. Sidoo kale waxaan qadka taleefoonka ku haleelnay gudoomiyaha degmada Badhaadhe halkaasi oo ay ka socdeen mudaaharaadyo waaweyn, Gudoomiyaha oo lagu magacaabo Maxamed Ibraahim Faarah ayaa sheegey in dadka ay muujinayaan shucuurtooda iyo dareenkooda, iyagana ka maamul ahaan maadaamaa ay ku yimaadeen rabitaanka shacabka ay ku aragti yihiin dadka. Fariinta ugu weyn ee dadka ay gudbinayeen ayaa waxa ay ahayd in dadka gobolka ay aayahooda ka tashadaan, Xassan sheekh Iyo Saacid ay faraha kala baxaan.
  4. Daawo Mudaaharaadyo lagu Cambaareynayo Madaxweyne Xasan Shikh Maxamuud oo gilgilay Gobalka Jubadda Hoose Posted by SEK5 on November 9th, 2012 Banaanbaxyo waaweyn oo looga soo horjeedo Madaxweynaha Somaliya Xasan Maxamuud Culusoow ayaa maanta ka dhacay deegmooyinka, Afmadow, Badhaadhe, Dhoobley, Raskamboni, Buurgaabo, Diif, Qooqaani , Taabda iyo dhamaan tuulooyinka deegaanadaasi ku xeeran. Kumanaan kun oo ruux oo aad uga Careysan habdhaqanka Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya ayaa waxay ku dhawaaqayaan Ereyo Caro leh oo ay ugu jawaabayaan Madaxweyne Xasan Maxamuud Culusoow. Shacabkan Careysan ayaa waxay Madaxweynaha Xasan Maxamuud Culusow ku eedeeyeen in uu meel kaga dhacay sharcigii iyo dastuurkii uu dalka lahaa isla Markaasina uu ku kacay waxyaaba kala dilaya shacabka Soomaaliyeed. Waxay sheegeen in uu Madaxweynaha uu u kala eexday beelaha Soomaaliyeed ee uu Madaxweynaha u yahay isla Markaasina uu u xuub siibtay nin qabiili ah oo aan matali karin Bulshada Soomaaliyeed. Waxay si adag u sheegeen in ay tahay wax laga xumaado in uu Madaxaweynaha dagaal qawan ku soo qaado shacabka reer Jubaland isla Markaasina uu ku goodiyo in aysan Maamul Gobaleed ku yimid rabitaanka shacabka Sameysan karin , Halka reer Hiiraan uu ugu baaqay in ay aayahooda ka tashadaan oo deegaankooda u sameystaan Maamul ka yimid dadka shacabka reer Hiiraan u dhashay. Sidoo kale waxay wax laga xumaado ku tilmaameen in Madaxweynahii dhamaa oo isu soo qaawiyo Dhuxusha taalo Kismaayo ee Markii horeba sharci darada lagu guray . Waxaa kaloo ay sheegeen in Madaxweynaha uu dhuxusha ku marmarsiyoonaya balse uu leeyahay dan ka weyn isla Markaasina uu doonayo isagoo Dhuxul magaceeda ku duulayo in uu manta Xaabiyo xoriyada iyo nabada ka hana qaaday Gobalka Jubada hoose deegaanada la xoreeyay gaar ahaan Magaalada Kismaayo. Waxay sheegeen in Xoreynta Gobalada Jubboynka ay socotay in ka badan sedax sano isla Markaasina dowladan iyo tii ka horeysaba ay wax daryeel ah iyo tababar midna ay siinin Ciidamada deegaanka ee ka dagaalamaya Jubboyinka , balse taas bedalkeeda Sheekh Shariif iyo Madaxweynahan cusub ee Xasan Maxamuud Culusoow ay labaduba weerar ku ahaayeen xasilooni ka hana qaada Gobalada Jubboyinka , waxayna sheegeen in ay si isku mid ah ooga soo horjeedeen in deegaanka laga xoreeyo Alshabaab. Madaxweynaha waxaa loogu baaqay in uu sharciga u hogaansamo isla Markaasina faraha kala baxo falalka waxuushinimada ah ee uu haatan ku dhaqmayo. Sidoo kale Odeyaasha dhaqanka ayaa digniin Culus u diray Madaxaweyne Xasan Maxamuud Culusoow , Waxayna sheegeen hadii uu ka waantoobi waayo ficiladan foosha xun ee qabiyaalada Xambaarsan isla Markaasina la iman waayo Haykalkii dowlad nimo in uu u dhuran doono Hogaamiya beeleed aan Matalin Bulshada Soomaaliyeed Gaar ahaan reer Jubaland ay aqoonsiga kala laaban doonaan dowladiisa. Beesha Caalanka , Qaramada Midoobay, Midowga Africa, dhamaan dalalka Islaamka ayaa loogu baaqay in ay Indhaha ka qabsanin xasilooni darada uu Madaxweynaha Somaliya ka abuurayo Gobalada nabada lagu soo celiyay ee Cadowgii Argagaxisada ahaa laga sifeeyay, kuna naf waayeen Kumananka wiil ee deegaanka u dhashay.
  5. SOURCE: http://puntlandi.com/mudaaharaadyo-lagu-cambaareynayo-madaxweyne-xasan-shikh-maxamuud-oo-gilgilay-gobalka-jubadda-hoose/
  6. qoslaye and his HAG goverment have become so incompetent that people who used to support the TFG for years and years are turning againt it now. qoslaye has become a small man, so small that today his thinking is in line with the Indhocadde and Goobaales of the past. what a wasted opportunity.
  7. There were massive demonstrations in Kismayo, Afmadow, Badhaadhe, Dhoobley, Raskamboni, Buurgaabo, Diif, Qooqaani and others Jubba towns against Qoslaye and his incompetent HAG-Damjadiid goverment. hoo bariiska.
  8. Macallinka;885891 wrote: Mooge yaa kaa dhintay, waa adiga barooranayee? Ma asaay baad rabtaa inaad qaadatid lool heerkaas ayay kaa maraysaa. 4 yrs baan ku iri sxb caacda sii wad.lool the worst comeback ever. loool. it is shameful you don't even know how to put two normal comeback sentences together. i think you used to be ciyaalka aan hadlin till middle school. we used to call them carrabeey. looool. like i said, relax quulle. let Asha do her job ninyoow. turn on the air fan and let it blow hard. lol.
  9. Abwaan;885849 wrote: Horta minister of education and health intee lagu hoos qariyey? maryam qasim get them all. health, education, women, family, kids, gardening, lol etc. she has the biggest portfolio under her ministry thanks to amin amir.
  10. hahaha. are you serious?? I think you had that infamous air fan on too long today. lool. you are talking as if something dreadful just happened. loooool. i was just playing with you fadhikudirir style. relax ninyooow. have fun.
  11. Where is Abwaan? Abwaan caruurtan cowdibilaysanaysa oo laba hadal is daba dhigi karin ee iska xanaqaysa maad naga qabatid ninyoow.
  12. hahahahaa. walaahi you are too serious. macallinka, don't take the little mooge drops to heart ninyoow. this is somali politics and we are just having fun. looool.
  13. ^^ quulle, Let Asha do her job. One good thing about all of this is that nobody will blame any quulle after 4 years. MP Asha Haji Elmi is strong enough to defend her record. in the meantime, keep the air fan on, close your eyes and continue on with the deep dream. I will wake you up soon. looool.
  14. Macallinka;885862 wrote: That will be after 4 yrs and by then u will be mentally deranged. But 4 now am enjoying this :cool: Keep crying loud . hahaha. Macalle, you getting upset. you are calling me names now. calm down ninyoow. Asha is doing her job ninyoow. Her mission is bigger than quulle symbolism. lol. "dhabarka la iga tabtay" iyo cabaad sidii farmaajo yan ka maqal mar dhoow. waan ku digay. lol.
  15. Macallinka;885858 wrote: lool U still banging your head against the wall........If u keep at this rate for the next 4 yrs man u will be mad ! Dabeel aa imarayso caawa ani :cool: quulle, debaysha ku maraysa waa afuufkii Asha Haji. loool. who knows your next line may be "dhabarka la iga taabtay maanta". loool.
  16. Macallinka;885843 wrote: Waryaa dadka xaaskooda ka leexo my quulle friend, stop insulting Asha as just a "wife". lool. She is an MP, she appointed Saacid and she picked 7 out of the 10 ministers. let us not patronize this capable politician ninyoow. cayda iyo aflagada ka daa gabadha ninyoow.
  17. Mario B;885837 wrote: Mooge is clan zealot, simples! hey maria, why you mad? i would have preferred to give the only minister from puntland to khatumo person. It is qoslaye who messed up ninyoow. cheer up.
  18. Abwaan;885824 wrote: Is his brother married to The PM's cousin? lool. dowlada dhan waa qaraabo isu timid miyaa?
  19. Che -Guevara;885807 wrote: Your diversion tactics ain't working-try again! Or simply admit to your problem, we could get the proper help you need. lool. you are talking like a big kid ninyoow. lool. i think they used to bully you in school. lol. why all this energy in trying to avoid an answer? fulaysanida ninyoow. lol i'll get out of your hair. ii raaxeyso.
  20. Che -Guevara;885802 wrote: You are more subdued in your displeasure-kudos Duke. oh god. war ninkan manta waxba si ka ah. lool. che is seeing ghosts everywhere.
  21. Che -Guevara;885800 wrote: ^A question has no relevance to anything being said. You get caught with hand in the cookie jar. Just admit, Qabiil is everything to you. oh god. I don't think you are normal. this is not the first time i seen you come off your bearings. you sweat when you are challenged and can't come up with coherent answer. madaxyaro ina tahay wan ku ogaa, but not this bad. i asked a question and i didn't insult you ninyoow. looool. why all this push back ninyoow and personal attacks? next time you decide to engage mooge, atleast answer questions ninyoow. lol
  22. che, are you ok? I don't think you are normal today. i asked you a question and you are banging your head against the wall all day. what is this nonsense ninyoow?
  23. Che -Guevara;885791 wrote: ^Diversion won't work. It's really Okay if you don't like this government because of Qabiil. Just say so and be honest about it. loool. why you mad? i just asked a simple question? si bad madaxyaro u qabta ninyoow. dabeecad xumada? lol
  24. Che -Guevara;885786 wrote: Next You don't say? Che, have you ever lived in Pakistan? damjadiid is from pakistan.