
Wiilo
Nomads-
Content Count
2,611 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Wiilo
-
Hibo dear you touched an important issue that most of us dont even think about. As we all know we have been seeing an increase of number of Somali family divorcing lately, particularly Somalis in dispora (West) there might be many factors to link this increase, (long hours of work,etc)but primarely, what happens is that when the spouse comes back from work they tend to have more time to linger around Starbucks, or chitchat on the net then spend time with their wives and children, and as the wives feels alone in the homes, preferably,they aslo tend to be alone for good, 'cause there is no reason to be a wife and then feel alone or single for that matter... Hey, I'm not married, and probably dont know anything about marriage life, but hay, stuff happens and we all know... Go figure:..............
-
Checkmate sxb awguuriyo again, and i do like the name of the baby, (Isra) wow....... Salaama ka Dheh.........
-
Waxaan halkani tahniyad iyo bogaadin ugu dirayaa Sxbtayda Qaaliga ah raula oo dhowaan ka qalin jabisay iskuulka dadka waawayn, (kaftan) Uni.. Waxaan hawada kuu soo mariyanaa tahnimad ballaaran waxaana ku leeyahay sxbtayda qaaliga ahay awguuriyo waan ku faraxsanahay inaad ka qalinjabisay iskuulkii aad soo waday muddo badan. Halbalyo iyo Guubaabin kasocota sxbtaa Wiilo. sAlaAmA kA dhEh:.............
-
Awguuriyo checkmate gabar iyo caano maa la dhihi jiray,,,,maashaa Allaah, anigana wiil aan kuu hayaa nooh, waa isku dareynaa nooh. sAlaAmA kA dhEh:..........
-
Everyone has his/her own best feelings, but to me the Best Feeling is when I pray Salaatul Subxi, and get ready to go to Dugsi, and when I got to Dugsi (aan ka baxo Qiraa'a) that is when I have my best feeling. That is "PRiceless" ppl at least to me..... SalaAmA kA dhEh:............
-
GOVERNMENT: Xukuumad, Dawlad, Talis TEMPERATURE: Heer Kul, Heerka kulka Hawada. FREEDOM: Xorriyad SYSTEM: Nidaam, Hab. TRANSPORTATION: Gaadiid, rar, raritaan. COMMUNICATION: Is-gaarsiin, xiriir, Farriin, wada-hadal, wada-xiriir. CIRCLE: Goobo, Goobayn, goob ku samayn. SQUARE: Afar-gees, shaxan ama qaab afar-gees leh TRANSLATION: Turjumaad (Isku fasirid labo luqo) SCHOOL: Dugsi, (Iskuul) STUDENT: Arday, Ardayada. GOVERNER: Guddoomiye Gobol, barasaab. Just trying ppl, Go figure:.........
-
Tuujiye sxb sorry but I dont like ur new name, iguma socdo nooh, haye xagee imaanee sxb, siday tahay aa laguu soo dhaweynaa nooh, laakiin make sure that you tell us when where, so we can u know prapare caljeero, hilib owkac, qaxwo, sanbuus, etc.... SalAama kA dhEh:............
-
Ay Kutubeey good to see you gal, indha aad u noortahay ogow... waxaa iigu daran qofta layiraahdo Wiilo aniga hooyooyinka igu tiri kkkkkkk kulayaabimaayo gabar soomaaliyeed ayaa tahay,waana arki jiray gabdha saas yiraahda ee next door. Waraa GeeljireGaboobay,(Magaca aaba igu dishay sxb) waraa adi waxaad moodaa inaan kaftan ka wado, waraa ani waayeel aan ahay way dii Aykutubeey, nuune, Baaldooro, dadkaan oo dhan wey i yaqaanaan, awal banooniga caadi aan u cayaarijiray Laakiin hadda jilbaha aan ku cayaaraa nooh, ma maqli jirtay fadhi ku dirir kuwaa suxuuso markii aad Wiilo maqashid Waraa sxb mar labaad soo dhawoow,,,,,, sAlaAma kA dhEh:.........
-
nuune sxb thanks, mac iyo mac baa lagu siiyay dee, rageedii baa tahay sxb..... Go figure:....
-
Tuujiye sxb illaahay kuma qaado walaalkey jira aad tahay, laakiin sxb haddii aad iga naxeyso maxaa cuud iyo uunsi iila daba joogtaa maa ninka aad igu tilmaameyso ii raadisid, sideena ku keentay qof jeceyl (According you) aad cuud iyo uunsi aad ka shido sxb... Go figure:.......
-
waraada KIR maka seysiin, naga daaya nooh, :mad: :mad: :mad: :mad: :mad: :mad: Go Figure:.. :mad:
-
Got little somethin somethin for y'all... Go figure:........
-
Ar geeljiregaboobay soo dhawaaw, sida horayba laguu yidhi mininka mininkaagi waaye, ganbarka soo jiiro, sxbtay Bishaaro aa Qaxwo Qaraar kuu soo shubeyso, Sxbkey MM Aqayaar na wixii sheego ah aas kuu haayaa, anigana (Wiilo) wixii sports la xiriiro aan kuu haayaa nooh, adigana wixii cilmi ah (Diini & maadi) oo noo heysid noo soo sheeg waa kaa dhageysaneynaa, marka soo dhawaaw mar kale. Welcome to the SOL aka Hogga Aqayaarta Dhalinyarada Soomaaliyeed, dad badan aa meesha ka odayaal ah, ka maamooyin ah, ka gabdha ah, aniga waxaad igu tirisaa maamooyinka, maxaa yeelay waayeel aan ahay, facey wariiri aa ka nool sAlaAma kA dhEh:...........
-
Waraada naga daaya afjinniga nooh, ani camel aa isaga jira dadka nooh, oon kaseynin af jinniga, come threadka dhan aa iga saareysiin aniga nooh, please naga qaleeya nooh... sAlaAma kA dhEh:..........
-
Qac Qaac sxb I try to google it but i couldn't find anything that is even close to it nooh, but i will try to find that tshirt, u guys know what i'm talking about, yeah ur right inta aan wiilasha ka daba ordaayay ayaan is iloobay nooh... salAama kA dhEh:.........
-
Acuucu Billaahi Minasheydhaani Rajiim, aray xay tahay Jinniga aad sheegeysid, allow jinni hanagu ridin, aryaa xaytahay hankaan jiniga sheeganaayo, war aniga jinni ma'aqaan ee i reydgooy... sAlaAmA kA dhEh:.............
-
waraa nuune sii u joogti aan af lakaseenin la soo bardi miyaa adi, kan intee looga hadlaane ani waaba yaabiyee? iga jilcibo abaa.. sAlaAmA kA dhEh:.............
-
Waxaad i weydiiseeyn sida aan ku keenay ama ku helay sawiradaas oo dhan, this is how, waxaan sameeyay waxaan wacay waalidkiin iyo walaalhiin waxaan dhahay i siiya sawiradooda kuwa ugu foolxumada badan, markaase la ii soo diray that is how i got all those pictures. Waxaase iigu dhib badneyd inaan helo sxbtay raula sawirkeeda, maxaa yaalay sawiradeeda oo dhan waxay ahaayeeyn sawiro aad iyo aad u fool xun marka i couldn't decide which one to post, (waa iga kaftan dear) ha xumaan. Waxaan layaabay nuune iyo Tuujiye sawiradooda nooh, waxaa la ii soo diray album dhan markaase sawirkii aad fiirisoba wuu ka sii foolxuma badan yahay, Qac Qaac iyo sxbtay Styt iskaba daa war kooda, sxbtay Pacifist aka Hasna albumkeeda indhaha aad igu xanuunay nooh. Laakiin waxaas oo dhan waxaa ka cabso dhahay "Wiilo" albumkeeda nooh, maxaa sawiro ku foolxun, cajaa'ib, waraa anigoo awalba ookayaalo dhixto aan hadda sawiro foolxuma badan maalin dhan baaraayay nooh, waxaan go'aansan waayay midkii aan ku soo postigaraylahaa nooh, maxaa sawir aad mooday Wiilo oo qaxuub ah ka booxaan albumka, wiilo oo dabagaab jeexjeexan wadato iyo funaanado sedex diildiilmo xamadka ku leh wadato, kabane iskaba daa warkooda maba layaqaanno. Waraada ani mar dambe yaa la ii dirin inaan soo raadiyo sawiro nooh, haddii kale ani oo camoole ah aa ley arkaa nooh. sAlaAma kA dhEh:.....
-
Waraada aqayaarta marka hore walaahi all those was just to make y'all laugh, marka yaala calool xumaan ok, waxaan is dhahay kuwii Exams aa wareeriyee bal markii ay soo galaan SOL ha qoslaan nooh. Tuujiye sxb maxaa rabtaa anigoo banooni barbeynaayo haddii xitaa kuusoo sawiray wali ma aamineysid miyaa. SalAamA kA dhEh:.......
-
Waraa tuujiye sxb maxa sheegoosaane, shiix maxaa waaye, ani wax xun ma dhihin nooh, waraa adi soo qaxweyso nooh, indhaha soo gala fur yaaqee, wax kale aad aqrinoosaa nooh, waraa qaxwada too oo ladhahaayo "Eye Oppener" aa jirta nooh, soo cab indhahaa kale fureesaa nooh,,,,, sAlaAma kA dhEh:.........
-
Checkmate sxb, walaahi waan isku naxay markii aan aqriyay, alle dadkaanaa war maxay sidaa u yeeleeyn, dadkaanaa ummaddeena ma'han walaahi. Waraa anaga in aan barno luqadda English lagac aan ku bixinaa nooh, ayagana halkaan ayba FREE ku helaayaan haba ahaatee Afsoomaaliga inta ugu xumeyd,,,, sAlaAma kA dhEh:.........
-
Welcome Welcome y'all to the SOL, SOL is one place where you can find all kinds of good characters, one of which is me, of course, aniga waxaa ley yiraahdaa "Wiilo" the one and only, waxaad iigu imaankartaa wixii la xiriira Sports iyo who get beat by whom, na'mean... By the way, I love to write Afsomali than English, just to let y'all know... SalAama kA dhEh:..........
-
If you are a woman; are you obsessed with learning how to do "Buraanbur"? Not all women obsessed with Baraanbur, just want to mention that, but I agree the rest of it with you..... SaLaAma kA dhEh:..........
-
^raula thanks for reporting urself, Bravo, Bravo my dear,,,,,, Busy-ga maxaane, badda maad rinjiyayneysay sida Tuujiye iyo nuune, by the way, do u know that nuune was in the States? And he didn't say hi ,,,,, bad bad bad boy,,,,,,, :rolleyes: sAlaAma kA dhEh:.........
-
raula dear good to see you, welcome back....... Maxaa meesha ka socdane, waa markii aan xanaaqi jiray, bal maxaa iga dhigay "Tomboy" baraanbur mala kasaayo, dhaanto mala kasaayo, gabadha gabdhay mala kasaayo, sports iyo wax la xiriiro "tomboy" nimo lee ii sheeg, alla maxaan wiiloobay aniga......... saLaAma kA dhEh:.........