oba hiloowlow

Nomads
  • Content Count

    10,757
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by oba hiloowlow

  1. Dowladda Soomaaliya ayaa qaban qaabineysa shirweyne qaran oo looga tashanayo dib u habeynta Dastuurka, kadib markii Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu ku dhawaaqay 11-kii bishan Febraayo. War saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha ayaa lagu sheegay in shirkan uu qabsoomi doono 1-da April ilaa 5-ta April, kaasoo ka dhici doona magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya. Shirkan oo lagu casuumay qeybaha kala duwan ee garsoorka, qubaro, aqoonyahano, hey’adaha u dooda xuquuqda aadanaha, Xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee qaranka maxkamada, khubaro caalami ah, Ururka qareenada iyo sharci yaqaanada iyo hey’adaha ammaanka. Arrimaha shirkan looga hadlayo ayaa waxaa ka mid ah:- Faaqidaada Caqabadaha hortaagan Garsoorka; Dib-u-dhiska iyo Horumarinta Hay’adaha Garsoorka, soo celinta kala denbeynta iyo u hogaansiga sharciga; Talo ka bixin Qorshe/Siyaasad Qaran oo hagta Hay’adaha Cadaalada; Xiriirka ka dhaxeeya Hay’adaha Garsoorka iyo Dastuurka Cusub iwm. Shirkan ayaa mudada uu soconayo la filayaa inay ka soo baxaan talooyin ku saabsan garsoorka iyo sidii hey’adaha garsoorka iyo cadaalada dib u habeyn lagu sameyn lahaa, iyadoo qorshahan uu horboodayo Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya. Dowladda Soomaaliya ayaa isku dayeysa inay xoojiso Hey’adaheeda Garsoorka, iyadoo dhowaan ay aheyd markii Maxkamadaha dowladda ay kala rideen xukuno kala duwan oo ahaa kuwo iska soo horjeeday, gaar ahaan xukunkii ku dhacay Wariye C/casiis Koronto iyo gabar la kufsaday, taasoo aheyd eedeymihii ugu ballaarnaa ee loo soo jeediyay hey’adaha garsoorka. Arimaha Shirka: Wixii faah faahin ah kala xiriir: Hussein Qasim Yusuf (Ku – xigeenka Agaasimaha guud ee madxatooyada) ama Abdulwahid Qalinle (La taliyaha Sharciga) hyusuf@presidency.gov.so somalijusticeconference@gmail.com
  2. Macallinka;931265 wrote: Wooow what a song . Never heard it before.! cajaaib innit.
  3. indeed he and his supporters are a pain in the @ss and needs to be dealt with.
  4. Ra’iisal Wasaaraha Dowlada Federalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray xarunta gobolka Sh/dhexe ee Jowhar. Wafdiga oo uu ka mid ahaa wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka Cabdikariin Xuseen Guuleed,wasiirka gaashaandhiga Cabdixakiin Fiqi,wasiir ku xigeenka Maaliyada Abuukar Shiikh Cabdi iyo xildhibaano ka mid ah baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa safarkoodu uu ahaa mid lugta ah iyagoo markii ay soo marayeen degmada Balcad ay kula hadleen shacab faro badan oo isugu soo baxay soo dhoweyntooda. Wafdiga ayaa waxaa la geeyay beer ay ku yaalaan geed miroodka cambaha iyo seytuunka halkaas oo kooxo kala duwan ay ku soo bandhigeen ciyaaraha hiddaha iyo dhaqanka waxaana lagu wadaa in dhowaan uu Ra’iisal wasaaraha uu kula hadlo boqolaal ruux oo ku sugan beerta lagu soo dhoweeyey.Waxaana ra’iisal wasaaraha hakaa uu ku cabay caano geel oo markaas la soo lisay isaga iyo wafdigiisa, Qudbada uu Ra’iisal wasaaraha ka jeediyo beerta waxaad uga bogan doontaan Jowhar.com
  5. Just Indhocadde and his fam had some clashes with some of the residents in merca its all getting resolved now no big deal.
  6. nuune;931970 wrote: ^ Xageed ka jeclaatey islaanta, ma internetka LMFAAOOOOOOO 1-0 to Nuune
  7. lmfao war nimanka reer puntlandka calaacal badanaa spare us the crocodile tears.
  8. saaxiib don't tell me about whats haram and somalinimo
  9. xaaji their defense mechanism is, screaming ''secessionist'' sheekada bey ka leexinayaan
  10. Waranle_Warrior;931857 wrote: Inaar been baa sheegaysaa laba group meeshaan majiraan. Waa kuwa dadka dulminaaya and the left overs of the Mufti Sheekuna Al Generale Indhacade militia keeping their loot and abuse against reer Marka. some are using guns some are using federalism at the end of the day its the same result
  11. waranle inaar truth to be told i don't see any difference between the two groups xabad isma dhaaman...
  12. but somalia there is a tape where morgan is admitting that his group are behind the man made famine in Baay &Bakool how do you explain that tho.
  13. The question is, is Xiin ready to admit this and how is reconcilliation suppose to happen when many pieces of what really happened is blacked-out?
  14. Xaaji wether he is Sahal or HAG is irrelevant, I think mr Aroma made good points backed with reliable sources.
  15. by Abdulkadir Osman “Aroma” Thursday, March 28, 2013 Recently I have read and gave cursory look at your book entitled “Clan cleansing in Somalia”, published 2013. As you said you had travelled and visited places like: Addis Ababa, Jigjig, Djibouti, Yemen, Nairobi, Netherlands as well as Rome & London, but never travelled to Somalia. Really you have done extensive research, an important and valuable work. Your book will be part of Somali history good or bad, true or untrue, biased or fair, partial or impartial. As writer who likes history books as well as literature and arts, I appreciated some parts of your book, but disagreed on some inaccurate reports reflected in it http://www.hiiraan.com/op4/2013/mar/28686/an_open_letter_to_professor_kapteijns_a_rejoinder.aspx
  16. GaroweGal;931557 wrote: I feel sorry for 'us' unsuspecting Somali women for having to deal with such cayaal suuqiin. war dee isku xishooda oo saqajaannimadiina banaanka hasoo dhigina. Alloow ceeb astur. I would advise my fellow Somali sisters to scrutinize their future spouse and make sure to get them tested for STDs. I cant help but notice the double standards of the Somali culture regarding boys and girls, I cannot imagine what the reaction would be if a Xaliimo dared to mention her ex cadaan boyfriend in SOL.. I am really sick of the hypocrisy and the double-standards of the Somali culture when it comes to upbringing boys and girls. I have observed that boys can play around and sleep around but the girls are expected to be pure and perfect. walaal these people maalintii anshaxa la qeybinaye meesha bey ka maqnaayeen kuwaani saqiir iyo kabiir waaba isku wada mid allow shartooda naga ilaali waaba ku dambajinayan.