Waranle_Warrior

Nomads
  • Content Count

    978
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Waranle_Warrior


  1. “Muqdisho iyo xukuumada tabarta yar ee fadhida iyadaa noo bahan anagu hadaan nahay Dowlada Jubland waxba ugama baahnin mar hadey wanaaga diideen, Beesha Caalamku way arkaan waxa socda iyo habdhaqanka Villa Soomaaliya, Go’aan kayagu wuu cad yahay, Hadaysan Dowlada Federaalka ah ku shaqayn rabitaanka shacabka Jubooyinka, waxaan idiin sheegayaa Kismaayo cag masoo dhigayaan, Kalsoonidana waan kala laabanaynaa”.

     

    “Sidaan kuu sheegey Jubalnd waxba ugama baahna maanta Muqdisho, wax aan dhib ahayn hadaba noogama yimaadaan, Beesha Caalamka iyo Wadamada saxiibka waan u gudbineynaa xaalku meeshuu marayo, hadadaanba way ka dharagsan yihiin habdhaqanka Dowlada Federaalka ah,”


  2. Kismaayo 15 May,2013– PI– Dublamaasi ka tirsan Dowlada Jubaland oo naga codsadey inaanaan magacaabin Magaciisa oo la hadley Howlwadeenada Puntlandi ayaa sheegey in Dowlada Jubaland ay ka fiirsnayso xiriirka iyo wada shaqaynta Dowlada Federaalka ah, isagoo tibaaxey inay kalsoobnida Dowladnimo kala laabanayaan Hadii aysan Dowlada Federaalku aysan joojin hanjabaada ay ku hayaan Shacabka Jubaland.

    Dublamaasiga ayaa yiri “dulqaadku wuu dhamaanayaa, waan ognahay falwalba oo weerar ku ah Jubaland waxaa laga soo abaabulayaa Villa Soomaaliya, waan la soconaa in kharash lagu bixiyey burburka dhismihii dowlada Jubaland, waan ognahay shaqsiyaadka soo qaatey lacagahaas, Abaabulkaan waa mid uu Wado Madaxweyne Xasan Sheikh”.

     

    Mar aan wax ka waydiiney waxyaabaha la gudboon dowlada Jubaland mar haday hubaan in Weerar lagu yahay wuxuu ku jawaabey “Muqdisho iyo xukuumada tabarta yar ee fadhida iyadaa noo bahan anagu hadaan nahay Dowlada Jubland waxba ugama baahnin mar hadey wanaaga diideen, Beesha Caalamku way arkaan waxa socda iyo habdhaqanka Villa Soomaaliya, Go’aan kayagu wuu cad yahay, Hadaysan Dowlada Federaalka ah ku shaqayn rabitaanka shacabka Jubooyinka, waxaan idiin sheegayaa Kismaayo cag masoo dhigayaan, Kalsoonidana waan kala laabanaynaa”.

     

    Dublamaasigaan la hadley Puntlandi oo ka tirsan Dowlada Jubaland oo ku sugan Kismaayo wuxuu kaloo shegey in Dowlada Jubaland ay wado Qorshe balaaran oo lagu xoreynayo dhamaan deeegaanada Jubaland.

     

    Mar aan wax ka waydiiney Gudiyada uu Raysal wasaaruhu usoo magacabay Xalinta khilaafka u dhexeeya iyaga iyo Dowlada Federaalka wuxuu ku jawaabey “Way dhamaatey xiligii la dhahayay khilaaf baa jira, waxaan Madaxweynaha iyo Raysal wasaaraha ku casuney shirwaynihii shalay lasoo gabagabeyey,wixii maanta ka dambeeya waxaan nahay Dowlad ay shacabku wakiisheen,Siyaasada iyo masiirka shacabka jubooyinka Ninna kalama xaajooneyno, kuwaas aad sheegeysana(Gudigii uu Raysal wasaaruhu usoo magacaabay xalinta khilaafka) waxay ku noqonayaan Xamar”.

     

     

    Ugu dambeyntii ayaan waydiiney Hadii xiririka idinka iyo dowlada Federaalku halkaas gaaro ama aad kala xarig furataan maxaa xiga, wuxuu ku jawaabay “Sidaan kuu sheegey Jubalnd waxba ugama baahna maanta Muqdisho, wax aan dhib ahayn hadaba noogama yimaadaan, Beesha Caalamka iyo Wadamada saxiibka waan u gudbineynaa xaalku meeshuu marayo, hadadaanba way ka dharagsan yihiin habdhaqanka Dowlada Federaalka ah,”

     

    Waraysigaan Warbaahinta Puntlandi ayaa la yeelatay Dublamaasi sare oo ka tirsan Dowlada Jubaland, isagoo ku sugan magaalada Kismaayo.

     

    Puntlandi.com

    Kismaayo


  3. We welcome the support of the President of the Somali region in Ethiopia.

     

    Xx looks to pour more fuel as always but this has nothing to do with clan, Ethiopia, Kenya and IGAD have supported the conference in Kismayo from the get go and President Abdi would have supported the successful end of the process and congratulated the President even if he was someone from Gedo. Also on the other hand we know that, HAG's Culusow and Ghele of Djibouti refused the conference from the get go and would have opposed anyone elected in the conference.

     

    Markaas, this is no difference and everyone is actually sticking to their old stance.


  4. This another futile exercise that SL is barking on, no one can change the country code as these have been allocated to these countries years ago and its part of the international regulations for communications.

     

    251 - Ethiopia

    252 - Somalia

    253 - Djibouti

    254 - Kenya

    255 - Tanzania

    256 - Uganda

     

    These are the country codes of the major East African countries, waana sideey isu xig-xigaan iya meelaha ay kuyaaliin, markaas how are they going get a new area code, are they going to rob Dj or Kenya or Ethiopia inteey kacararaayaan kan Somalia. It will remain to be 252 but the numbers that come after it will vary from region to region as it currently is right now.


  5. Muuqdisho is not the best city in Africa. It cannot even compete with small Djibouti let alone Adis or Nairobi.

     

    With regards to the capital, the Somali people will decide where the capital will be because I doubt all the Somali clans will go back to build and invest in Mogadishu, those days are long gone it will only be the HAG that will live and build there.


  6. ^Nop, they clashed over how the government should implement federal system and specially where Gedo should be joined, Jubbaland or Bay and Bakool. And also the Somaliland talks with Somalia.

     

    Cadnaan, you keep talking about reer BAydhabo, Adeer reer Baydhoba have no more MPs than rumored to be behind this and no, they don't have the political organization and capacity to pull such motion which also angered Faroole and forced him to publicly release a statement. This is an alliance and behind it are, Jawaari, Culusow and some SNM members.


  7. Malistar, wake up boy and face the reality waryaa. Faroole wouldn't warn of this action if he's orchestrating the mission nor will he make a press release that will backfire on him because simply Shirdoon can go out too in less than 10 minutes and make another press release refusing Faroole's allegation saying nothing is being planned against him.

     

    Faroole has strong ties and links to what's happening in Mogadishu and particularly has active communications with the Prime minister.

     

    Faroole right, and this is Jowhar.com reporting it confirming his point. He said that few days ago and it came out now that HAG MPs and RRA are doing the bid to blackmail the PM and Faroole made it clear if that happened you can kiss goodbye to dowlada government any progress that was made in the last few years.


  8. Chimera;949332 wrote:
    So the nationalist Prime-Minister who in the past was demonised and degraded as a lackey has now become a misunderstood champion of the J-project and a potential martyr in the eyes of the same critics?

     

    LOL, I give up, Somali politics is shady as hell.

    We have disagreed with PM as much as we've disagreed with Culusow, we've never called for the PM to be removed as we don't also call for President to be impeached - we only disagree with his policies specially when it comes to Jubbaland.

     

    But my question to you is, who wants the removal of the PM?