Aaliyyah

Nomads
  • Content Count

    10,561
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Aaliyyah

  1. Aaliyyah

    Hi there

    lool@ isku dugsi baanu aheeen. Ismaodhan adeer!!!!
  2. lol@ somaliland language and somalia.. walaal,there is no such thing as somaliland or somalia language. Basically, norhtern, southern, af maymay..and so on and so forth. I speak northern dialect and for instance I say "gabadh" intead of "gabar". does that mean I speak somaliland language? lol ..it simply means reer waqooyi baan ahay oo af reer waqooyi baan ku hadlaa. salaam
  3. Aaliyyah

    Hi there

    Yaabka ma aniga? iyo adiga? ..war xagaa ii dhaaf waa ii dhali kartaaye
  4. bariis, cadriyad, baasto, hilib adhi, laxoox(canjeelo), malawax, sabayad(kimis), sanbuus, sareen, soor (shuuro), xalwad. I can't think of anything else. nowadays somalis do eat lasagnia. Almost every somali family bt yeh I don't think its part of somali food cuisine. At least traditionally speaking. salaam
  5. Aaliyyah

    Hi there

    lool Koolkat, I'm kool with it, he will be the younger brother I never had in Sol
  6. Lake, I wear it and I dont just wear white/black but all kind of different colors. And, yes I wear it as a fashion thing more than anything else. Why do you care??? oh wow this post is old. Why do people go and find old posts is beyond me?
  7. Aaliyyah

    Hi there

    I'm new here though my old man and his cousins fight over the politics section pm somaliaonline since I was 10 years old. can we be all friends? btw I'm Aussie/ Somali Regards from me wlc to the forum walaal and we are all friends in Sol till you enter the politics section. So as long as you stay away from the politics section and keep your political view to yourself you will be my favourite Soler! lol! salaam
  8. Soomaali is raacdey alahayoow Kuligeen is raacney alahayoow Calankeyni hooyo alahayoow Badbaada gooni ah alahayoow Soomaali is raacdey alahayoow Kuligeen is raacney alahayoow Calankeyni hooyo alahayoow Badbaada gooni ah alahayoow Waanu riyooday xalay riyooday Dhulkeygi nabad ah oo aana dhex joogo riyaadii rumoodo allah haka yeelo maryooley dhamaantiin aamin kusii dara Aamin alahayow adiga raxiimo qurbaha inta ku nool dalkaaga xusuuso calankaagi hooyo maandhow xusuuso iskashanta aa noqono aan tageerno wadankeena Soomaali is raacdey alahayoow Kuligeen is raacney alahayoow Calankeyni hooyo alahayoow Badbaada gooni ah alahayoow Soomaali is raacdey alahayoow Kuligeen is raacney alahayoow Calankeyni hooyo alahayoow Badbaada gooni ah alahayoow fariin culus ayaan wada kusocoto dhalinyaro 17 sano ka danbeena dunida halaag ayaan ku suganahay aan badbaadino dalkeena ubixi wadankana usoo baxaya ciyaaraha aan is dhiiri galinee hadba keena taagdaran taageera waligiin Soomaali is raacdey alahayoow Kuligeen is raacney alahayoow Calankeyni hooyo alahayoow Badbaada gooni ah alahayoow Soomaali is raacdey alahayoow Kuligeen is raacney alahayoow Calankeyni hooyo alahayoow Badbaada gooni ah alahayoow ciil baa idilaya hoyooyinka somaliyeed gacmaha is qabsada dhulku wa dhulkiini idinka u taliya xamar daawo dacalada burco daawo dacalada baydhabo daawo dacalada Soomaali is raacdey alahayoow Kuligeen is raacney alahayoow Calankeyni hooyo alahayoow Badbaada gooni ah alahayoow one of my favourite songs. Well done ilkacase!!!
  9. LOOOOOOOOOOL I hope this some sort of a joke!!
  10. Beeni Raad ma leh war jira cakaaru imaan Calool dheregsani calool baahan kama naxdo Indhahaagoo shan ah.(always loved using this phrase lol)
  11. Qormo – Sida la cadeeyey dawooyinka Dumarku isku caddeeyaan waxa ka mid ah kuwo loogu talogalay in lagu daaweeyo xasaasiyadda iyo caabuqa nabarrada, qaar kalena ku yihiinba khatar jirka qofka isticmaalaya, waxaa ka mid ah daawooyinkaas. Sheerli Diyana, Moofeed,Roose, Farableen, Biliij,Riikoo, Top sheerli, Ritaana, Silfaana, Betnoofaad, Riikoo dhiiqo, Super Roser iyo qaar kaloo fara badan oo lagu isticmaalo meelaha ay Soomaalidu degto oo aanan ku soo koobi karin magacyadooda halkan, loona istimaalo qaybaha kala duwan ee jirka, gaar ahaanna wejiga, gacmaha, lugaha, qoorta iyo qaar la mariyo jirka oo dhan. Waxa intaa dheer bacaha lagu xiro gacmaha, lugaha iyo qaar lagu seexdo habeenkii loo gashado sida dharka oo kale. Badanaa dawooyinkani waxay khatar ku yihiin oo ay dhibaatooyin la xaadle u gaystaan caafimaadka qofka ismariya, waxana ka dhalan kara cudurro hor leh, tusaale ahaan: Waxay dilaan unugyada difaaca maqaarka Waxay raadad xunxun ku reebaan maqaarka qofka isticmaala. Waxa uu u nuglaadaa qofka istimaalaa inuu ku dhaco kansarka maqaarka. Wuxuu dhibaato u gaystaa aragtida indhaha ee qofka isticmaala Waxa aan hore u bogsan nabarrada ku dhaca jidhka qofka ismariya dawooyinkani. Waxaa ku sameeyaa maqaarka cuncun badan iyo xasaasiyad. Waxa uu ka soo saaraa jirka qofka ismariya xaad fara badan iyo diirka oo ka qubta qofkaas. Waxaa uu cimri-degdeg ku keenaa maqaarka. Waxa uu dibadda u soo saaraa xadidada dhiigga qaada. Waxay ku abuuraan maqaarka qofka ismariya, canbaar iyo finan fara badan. Waxaa kale oo ay dhibaato dhaqaale ku haysaa qofka istimaala oo hadh iyo habeen ay u noqotay balwad joogta ah, oo aanu qofku marnaba ka maarmi karin, iyadoo taas ay u dheertahay dumarka in biilkooda ka mid tahay dawada la isku caddaynayaa oo dhawrkii maalmoodba maalin gaara kharashkaga baxaayo . Waxaan uga digayaa hablaheenu inay waan toobaan oo ay ka fogaadaan isticmaalka suntan (Dawo ma ahee) waayo jirka qofka isticmaalaa suntani waxaa uu jirkiisu samaynayaa ur aan fiicnayn, waxaa engagaya maqaarkiisa, waxay feenanaysaa suntani hilibka qofka iyo dheehiisa dabiiciga ah. C/risaaq C/laahi Maxamed (Indhajaceyl). Indhojaceel2003@hotmail.com Somaliweyn Media Center “SMC”
  12. ^ Oh I love that one. I always hear "wixi xunba xaawa leh" hada ka dib am gonna use this proverb "wixi xunba farah baa leh"
  13. Having the experience of how you guys already debate and argue back n forth in the politics section. I predict that soon there's gonna be couple of other sol national parties, each with their own agenda..hahahaha
  14. Aaliyyah

    BOO

    ^lol@ casanova around here? I will refrain from commenting on that. thanks Jane I'll stay around.
  15. ^^^Nin daad qaaday xunbo cuskay I heard of this one recently at first i was like xunbo maxay u tari lol..laakin saan filayo macnu waxa weeyaan waxkasta wuu isku dayaya in uu isku badbaadiyo..
  16. Aaliyyah

    BOO

    ^you ever heard "rephrasing" ileen mesha waxa ka socday shukaansi, ma fahmsaneen *takes her leave* and makes some duca for jamaal..ilaahow tan u sakhir bal
  17. Aaliyyah

    BOO

    ma ana somaaliga la ii baraya, ana waxaan islaha adaa baraya somali ninkan. say somali dhahdo nin walba kitaab qumane ah qorta u sudhan. so anigu in aan somali dhameeyay isku haysta..adna sido kale filaya..
  18. Aaliyyah

    BOO

    416 is my area code hun. You don't need to get one, bt feel free if you want it.
  19. Jamaal lol maahmaahda ayaad meel kale ula booday...attention seeker waxa la dhoho ma jiro nin rag ah camalkiisa iyo kartidisa ayaa dadku ugu imaanayaan..ka kale laakin lama tirsanayo madaamo uu yahay useless...kapish!..
  20. Aaliyyah

    BOO

    Jane,tell him trust is earned so is he is willing to go the whole 9 yards?
  21. ^That maahmaah is for attention seekers, dear. [smile] are you referring to the proverb I just posted? maahmaahtaasi waxay ka hadlasa nin rag aheen oo dadkuba wax ku darsan oo haduu joogo iyo haduu maqanyahay iyo haduu tagayoba ee dadka isku mid tahay...or at least that's how I understood it. salaam
  22. sadex nin baa aduunka ugu xun..nin jooga oo la tirin, nin tagaya oo la celin, iyo nin maqan oo la tabin. Or, something along those lines.I misplaced my maahmaah book. So, yeah I might have rephrased it lol. salaam
  23. 2010?? what do I predict? I hate predicting things. It's all gonna However Allah swt wants it to be. so let fate take its course and only hope for the best.