Leaderboard


Popular Content

Showing content with the highest reputation on 06/15/2022 in all areas

  1. 1 point
    Not sure if making a scene of something trivial is always positive or will get you anywhere. Now Kenya found a new stick to hit Somalia with.
  2. 1 point
    Cabdiwahaab Sheekh Cabdisamad: Waa in raysal wasaare Rooble lagula xisaabtamo afduubkii la ii geystay Cabdiwahaab Sheekh Cabdisamad oo ah agaasimaha fulinta ee Machadka Daraasaadka Istiraatiijiyadda ee Geeska Afrika, ayaa ugu baaqay madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheikh inuu furo baaritaan ku saabsan afduubkiisii sannadkii hore loo geystay. Cabdiwahaab Sheekh Cabdisamad ayaa sheegay inuu walaac ku abuuray waraysi uu Fahad Yaasiin kaga hadlay af-duubkiisii, wareysigaas oo Fahad uu ku sheegay in raysal wasaare Rooble uu ka dambeeyay afduubkiisa, sida uu isagu sheegay. Fahad Yaasiin ayaa doraad sheegay in uu hayo macluumaad badan oo ku saabsan afduubkaas, isagoo sheegay inuu diyaar u yahay inuu dhibbanaha la wadaago afduubkiisa iyo qorshaha laga lahaa. Prof. Cabdiwahaab wuxuu sheegay inuu ka welwelsan yahay in uusan weli garanayn in naftiisu ay khatar ku jirto iyo in kale. Wuxuuna sheegay in raysal wasaare Rooble lagula xisaabtamo afduubka loo geystay. “Waxaan ka codsanayaa dawladda Iswiidhan in ay ka qayb qaadato raadinta caddaaladda, iyada oo la tixgelinayo in kiiskaan uu quseeyo mid kamid ah muwaadiniinteeda,” ayuu yiri Prof. Cabdiwahaab. Wuxuu Kenya ugu baaqay inay sugto ammaanka isaga iyo qoyskiisa. Xigasho __________________ A isbaariste Rooblaawe Baahane always a isbaariste.
  • Newsletter

    Want to keep up to date with all our latest news and information?

    Sign Up