Leaderboard


Popular Content

Showing content with the highest reputation on 09/21/2021 in all areas

  1. 1 point
    ^Good point, objective reporting, that is all and how it will affects Somalis. Keep doing it
  2. 1 point
    You reminded me a long interview given by my late father. It was taken in 2000 by wargeyska Kasmo ka soo bixi jiray London, and I posted on here nine years ago. Part of the interview had the following quote: Kasmo: Dad badan ayaa yiraahda dhibaatada Soomaalida waxay soo billaabatay 1960-kii. Arrintaas maxaad ka leedahay ? Sh. Mukhtaar: Khilaaf markii Soomaalileyn la isku darmay ka hor ayuuba soo billowday, wuxuu khilafkaasi billawday 1948-dii Leegada gudaheeda ayaaba ka billowday, dadkii Talyaaniga la jiray (pro-Italian) oo badnaa oo Ilbuundo ka mid ahaa, Muuse Samatar ka mid ahaa, Daahir Seed oo reer Gaalkacyo ahaa ka mid ahaa, raggii asaga ahaa intay isdarraaween (yaseen), aqlabiyaddii Leegada inay qaadanaysana ogåådeen ayee damceen inay Leegada soo galaan, markaasaa la diiday nimankiiyaa la isku khilaafay oo qof kasta oo Leegada ku jiray wuxuu damcay inuu kan beeshiisa ah la qoro oo la soo dhaweey oo cod laga helo, masiibadaasaa dhacday oo la isku khilaafay. Khilaafka kowna Cali Jimcaale iyo Muuse Boqor ayaa ka soo bilawday, khilaafkii isaga ahaa Leegada asigoo ku dhex jira ayaa la isku darmay. Soomaalileynkii xagga wadajir bay kaga yimaadeen, iyagana markii hore sidaasay isku khilaafsanaayeen beelaha Boorama (**********), Seylac (*****), Ceerigaabo (*******), iyo Laascaanood (***********) isku meel bay ahaayeen, beesha kale ee ***** ee Hargeysa iyo meelaha kale degtana meel bay ahayd. Waa wada socdeen, isku siyaasadna ma ahayn, waa iskhilaafsanaayeen. Niman reer Burco ahaa iyo nimankii kale ee beelaha aan soo sheegay ayaa isku xirtay, Maxamed Ibraahim Cigaal ayaa bannaanka lagu tuuray, (qabiilka gobollada Bari) iyo iyagaa heshiiyay, markaasaa la yiri 'annagana Ra'iisul Wasaare aan qaadanno, adinkana ra’iisul Baarlamaan qaata.' Waa lagu heshiiyay. Sidii ayaa doorashadii ku soo baxday. Maxamed Ibraahin markaasba mucaarad ayuu noqday. Gadaal markii Aadan Cabdulle meesha ka baxay ayuu soo galay, dowladda ma'ahaane, bannaankiisuu iska joogay. Khilaaf siddaas ah ayaa jiray oo ka soo billawday nimankii Talyaaniga la jiray ee ka soo noqday.
  • Newsletter

    Want to keep up to date with all our latest news and information?

    Sign Up