Leaderboard


Popular Content

Showing content with the highest reputation on 01/06/2021 in all areas

  1. 1 point
    Gobollada qaarkood qabiilo gaar ah la iskaga tilmaamay wixii ka dambeeye 1990. Gedo oo qabiilo badan wada degaan waa sidaasoo kale. Qaar ayaaba wali ku sheegaayo madaxweyne Farmaajo inuu Gedo ka soo jeedo. Asaga iyo faraca awoowiyaashiisaba Gedo meel kuma arkin.
  2. 1 point
    Xasan Sheekh Reer Jowhar ma'aha laakiin, waa haddaa ugu dan leedahay isirka qabiilkiisa meesha uu ka soo jeedo. Qabiilnimo Ceeldheer iyo Galgaduud ka soo jeedaa, qoys ahaana Hiiraan ka soo jeedaa.
  3. 1 point
    lkn haadii ruunta la sheego Hassan Sheikh Mohamoud ba khaladka leh oo beelo gar ah ku magacabay Sool iyo Sanaag oo la wada dego. It is like Faysal Ali Waraabe saying Mudug iyo Galgaduud belongs to the D block boys.
  • Newsletter

    Want to keep up to date with all our latest news and information?

    Sign Up