Leaderboard


Popular Content

Showing content with the highest reputation on 08/09/2018 in all areas

  1. 1 point
    Dowladda inay faraha la dhex gisho muranka ka dhex aloosan Sacuudiga iyo Kanada kuma habooneyn. Soomaaliya ma quseyso, inkastoo dowladda ka tahay dhaqaale raadis dhanka Sacuudiga. Sacuudiga siyaasad qalafsan oo qaabdaran ayee sanadahaan u dambeeye ciyaaraayaan, being empowered by seemingly by the Zionist in the White House. I can see Orange in the White House's fingers in this manufactured diplomatic crisis, especially Sacuudiga's disproportionate response. If only this strong Sacuudi lashing was directed at the occupiers of Alqudus. But they are silent when it comes to them. They can only bully those that are allowed by the White House. _____________________ Jaaliyada Soomaaliyeed ee Kanada oo ka hor-timid go’aankii dowladda Soomaaliya Khamiis, Agoosto, 09, 2018 – Soomaalida ku dhaqan dalka Kanada qaarkood ayaa si xoogan uga hor timid go’aankii dowladda Soomaaliya ay isku barbar taagtay dowladda Sacuudiga oo khilaaf dhinaca Dibloomaasiyadaha uu kala dhaxeeyo dalka Kanada. Qoraalka ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibedda ayaa lagu sheegay in Soomaaliya ay garab taagan tahay dalka Sacuudiga islamarkana ay ka soo horjeedo fara-galin mar-naba lagu sameeyo arrimaheeda gudaha. Kanada ayaa ka dalbatay dowladda Sacuudiga sii deynta haween walaalo ah oo u dhaq dhaqaaqa xaquuuqdaha aadaha kuwaa oo lagu kala magacaabo Rayf Badawi iyo Samar Badawi, taasoo siweyn uga carreysiisay Boqortooyada Sacuudiga. Jaaliyada ayaa sheegtay in go’aankan ay qaadatay dowladda Soomaaliya uu yahay mid lagu deg degay, iyaga oo sheegay in Kanada ay marti-galisay tiro badan oo Soomaali, loogana baahnaa dowladda Soomaaliya ku ixtiraamto dowladda Kanada sida wanaagsan oo ay u soo dhaweysay dadka Soomaaliyeed, mar walba-na ka fiirsato go’aammada siyaasiga ee la xiriira arrimaha dibadda oo ay qaadaneyso. Qaar badan oo ka mid ah xubnaha golaha Wasiiradda xukuumadda Soomaaliya ayaa iyagu heysta dhalashada dalka Kanada waxaana ka mid ah Wasiirka arrimaha dibedda Axmed Ciise Cawad oo soo saaray go’aan-kan lagu taageeray Sacuudiga. Xigasho
  2. 1 point
    And if this Sacuudi lashing was directed at Mareykanka, would American passport holder Mudane Farmaajo's goverment issue this same statement condemning Mareykanka? Ma moodi.
  3. 1 point
    I used to see online comments by some Reer Sanaag claiming Shaatigaduud originally coming from their deegaan. Hadduu maqli lahaa lee.. Anyway, is that why you are looking for Shaatigaduud in the video?
  4. 1 point
    Odayga luuqadiisa ayadoon si fiican loo fahmin duco iyo amaan lagalama kor dhaco Wuxuu guubaabinayaa sadexdiisa jufo asagoo aaminsan in laga gaabiyay uctiraafkooda waayadaana uusan ingiriisku cidna qaabilin. hadduu daacad yahay wuxuu sheegi lahaa, markay calooshu gaajooto inay labada garab cuni doonto aakhirka waa haddii ictiraafku sii fogaado.
  5. 1 point
    Odaygani waa rug cadaa Wadani dhab ah. Waxaan u arkaa hadalkiisa waano iyo runta jirta. Kuwa aan aqoon dhaqanka Landerska ama afsomaligu ku yar yahay hadalkiisa waxay moodayaan inuu u daran yahay Somaliland. Waa hadal ku salaysan taariikh iyo wacyi galin, una danaynaya Jamhuuriyadda barakaysan.
  • Newsletter

    Want to keep up to date with all our latest news and information?

    Sign Up