Qoftaan ayaa ugu wacan lacagta qeybineysay, hunguriga ka soo riday maryooleeyda.
Waa kuwaan islaamaha beesada aruursaday qoftaan u buraanburaayo sanadkii hore:
Wax badso wax beel iga dheh. Qaarkood Soomaali Galbeed, Soomaaliya kale iyo Nayroobi guryo ka dhisteen.