Leaderboard


Popular Content

Showing content with the highest reputation on 09/06/2021 in all areas

  1. 1 point
    Much ado about nothing. Puntland oo caro xoogan ka muujisay in Farmaajo uu ku dhowaaqi waayey magaca Puntland ayaa ka carootay in madaxweyne Farmaajo uu afkiisa ka dhowrto gobolka ay ula baxday Heylaan oo laga jaray gobolka Sanaag, kaas oo cayaartooy ka socota uu shalay Farmaajo ku qaabilay Villa Somalia. Afhayeenka madaxtooyada Puntland Jaamac Dabaraani ayaa qoraalXigasho uu soo saaray ku muujiyey carada ay Puntland ka qaaday in madaxweynuhu uusan soo hadal qaadin magaca gobolkaas, intii uu la hadlaayey dhalinyarada cayaartooyada ah ee madaxtooyada uu ku qaabilay. Jaamac Dabaraani ayaa sidoo kale qoraalkiisa ku sheegay inay jirto koox caadeysatay inay siyaasadeyso gobollada Puntland. “Magaca Gobolka Koobka Puntland qaaday waa Haylaan oo ka tirsan Gobollada Puntland, xaruntiisuna waa Dhahar, Ninkii aan afkiisa soo marin Karin muxuu ka maamuusi! Hore ayaan u sheegay in kooxda caadeysatay in Puntland goboladeeda ay siyaasadeyso aysan waxba ka heleyn kuna helayn!,” ayuu qoraalkiisa ku yiri Afhayeenka madaxtooyada Puntland Jaamac Dabaraani. Gobolkaan ay Heylaan ugu magac-dartay Puntland oo aan ku jirin 18-kii gobol ee Jamhuuriyadda Soomaaliya, waxaa laga jaray gobolka Sanaag, waxuuna xulka u cayaara kubada cagta sanadkaan qaaday koobka cayaaraha kubadda cagta ee gobollada Puntland. Taasi waxay kaliftay in Muqdisho looga yeero xulka, si ay maalmaha soo socda ula cayaaraan koox kale, waxaana madaxtooyada Qaranka ku casuumay madaxweynaha waqtigu ka dhamaaday Farmaajo, balse Puntland waxay ka carootay in afkiisa uu ka dhortay magaca gobolka ay ka socdeen kooxda uu casuumay.
  2. 1 point
    This is what happens when you appoint a weak and unknown mid level clerk from the foreign NGO's as a prime minister. From the day he was appointed until the Farmaajo instigated crises of April 2021, gripped the the country, Rooble has done nothing but watched from the sidelines. Now that the whole power is given to him he is wrecking the boat. Rather than be a caretaker prime minister who should bring people together, he is creating more problems after another. The case of the Ikram Tahliil should be investigated without political interference. An intelligence officer abducted in the parking lot of NISA is a very sensitive case that shouldn't be in the public domain, yet this fool has immersed the case within the election and the delicate matter of the role of the lame duck president. Because of his stupid actions, innocent Somalis are being targeted in Hiiraan because they belong to the clans of the intelligence chief. Hawshii loo diray ma ahane hawlo kale ayuu faraha la galay. Lama joogo wakhtigii xiniinyaha lala soo baxayey. Dalkani doorasho in uu gaadhsiiyo ayaa laga rabaa, hase ahaatee wakhtigii ayuu sii dheeraysanaya. It took him more than three months to resolve just to nominate the northern delegates between Cabdi Xaashi and Guuleed, yet he is flying around the world to make some friends for future political office. Laba doqon oo aan is dhaamin ayaanu u gacan galnay.
  3. 1 point
  • Newsletter

    Want to keep up to date with all our latest news and information?

    Sign Up