Conflict of interest. hahaha
 
	 
 
	Dad: Aabo ii sheeke, maanta shaqadii iiga waran?
 
	Son: Aabo shaqadii walahi waa iska fiicnayd. Busy ayay aheyd.
 
	Dad: Aabo dee inaad busy iska dhigto maha, wali ma maqashay "qowda maqashii waxna ha u qaban?"
 
	Son: Aabo aan ku sheego maanta xariif ayaan iska dhigay oo duq oo tabcaan ah ayaa lacag badan ka qaatay.
 
	Dad: Hada ayaan si fiican isku fahanay, ii waran oo sheekada iiga dhac
 
	Son: Aabo arji ayu iila yimid, ana waa u yara jaakidhay. Laba maalmo ka bacday hadana waa ii yimi oo arji ayu ii waydiiyay. Duqii xaasil $19 dollar ayu is siiyay, ana waa u dhameeyay arinkiisi..
 
	Dad: Iigu celi hadalka ma $19,000 kun ayu ku siiyay, wale inaad khatar tahay waa ogaa. 
 
	Son:  Maya, maya aabe, $19 dollar 
 
	Dad:  Ma $1,900 ayu ku siiyay? Aabe ma xuma waa iska bilow fiican.
 
	Son: Aabe hadalkayga maad fahmin, waxaan idhi $19
 
	Dad: Ma $19 dollar?  
 
	 
 
	ahahaha