Sign in to follow this  
Tuujiye

Ar Dadka SOL Maxaa Ku Dhacay????

Recommended Posts

Tuujiye   

Ar sidaaaaaaaaaaan mana an faceeso aan idin dhahay reer SOL!!!!!!! saan si loo adkeysan karo ma aha....Kuweesto tacbaan ee sheekada Joogtaa!!!!

 

Kaalay dadka sol joogo dhan, BBC mee u shaqeeyaan mise CNN?.... Every topic oo ku qoran in SOl maalmahaan, tutigood waa News!!!!! Shiiiiiiiiiiidh Waryaada..Unuka maxaa ka faleynaa another News Site??? meeshaan waxee noo aheed mininkoo aan iskaga baashaalno oo iskaga dhalin yareeysano!!! laakiin sii loo socday meeshan dhan waxee ku soo baxday meel reporters booto badan iskugu imaadeen..Buuuuul shiiiidh beebol!!!!!

look dadka dhan see isku badaleen!!!

 

Rudy ninka la dhaho aan ka bilaabo, he is a shoe sales man.. the only time he had away from his wife was here in SOL.. stress reliefe ee u aheed meeshaan laakiin hada maskiinka jiiq ee ku tahay oo isaga dhan raafito aas noqday..waa la qabsan la'yahay meeshaan.......

 

Checkmate waa kaas kiligiis aa isla hadlo oo afuufoo aa iskaga dhacay..LST aa u qayilay oo waardiya ka dhigtay..nin libaax san kataabahooyo, adi in aas kuu qayilo maas u dahaa?

 

Nuune isaga dhan maskiin aas noqday...nuunoow tu'jeetadiisa hoo nux lagu dhahooyo camal aas laba dabeecad oo qaldaan iyo reer xamar yeeshay iyo mushunguli iyo ajanabi kale lakasee..Wareerka iyo qarfataarka aduunka aa heysto..ilaahey muxabadiisa hanaga wareejiyo!

 

MMA..beenul hawaaska SOL waaye.. Kaaba laadarka meeshaan waaye//Maskiin ma ahin, Macruuf ma galo, Aqyaar iyo asagana hadii isku meel imaadaan, aarabiitaro ee u baahan yihiin....Laakiin da'daal aas ku jiraa..

 

Castro..kan asi dhan ma jiro sidiisaba..meeshaan SOL suu u imaadayba, waxaas lasoo galyan Jah wareeris iyo dhib iyo dhac iyo wayeel nimo..booooorin.com uu weerar nugula imaaday....

 

Qac'Qac waa kan.... buufiska uu SOL ka qaadye waa baxye carabtaas kasoo guursaday....

 

Opionated left SOL iyadoo bajaqda Magalada eh..she came back with a new name now iyadoo wili maching goono wadato iyo xijaab CK eh...Qof la murmo oo xijaabka ka dafo ee weysay waakaas..hada maba u bogooso meesha..

 

Layzi Girl..yadoo geber Yar eh ee retired iska noqotay...Single mother ee sku qabtaa!!! calaashaan nimanka meeshaan kusoo haray oo iyada hoos ka shukaansado dhan waa single father nooh.. Bajaqdaas waa u sheegay in ee iska dhaafto shukaansiga waayeelka..dhoore waaxidatil..

 

Wiilo...Iyadoo alfalaax 19 wadato ee hada kahor naga tagtay oo wili tennis iyo kalsha macalimad ku eh..kubkeed hadii la fiirsho sumado calaamadaha laacibiinta banooniga aa ku yaali... waxee noo soo laabatay iyadoo guntiino iyo cabuur shiineeska sameeyeen xiran..kaaga daran sheekadeeda dhan waxee noqotay ganuunac..aloo yaa qoorta ka qaniino...

 

Athina bajaqdii la dhihi jiray meeshaan wee shidi jirtay.. isreereebkii ciyaaraha modershipka aa loo qubeeyey..garaado markee ka dhaceen, asxaabtii fahmi jirtay dhan eeba ilowday nooh...yaryariiske ee hada la qabsatay..Yarta weekiyo aa tahay ee hana in kirin!!!

 

ZU..shiineeskaas usuga jaceel aa manyac ka dhigay oo SOL dhan waaba ka hor imaaday.. 16 bajaq oo SOL ku jiraan aas jecel yahay...Wadaadoogaada ilahey hanaga wareejiyo..

 

KHeyr waxaa la dhahay Xamar aas tagye oo Maxkamad aas iska furtay..Wareer Badanaa!!

 

Shiikh NUR waxaa la dhahay afar bajaq aas ka guursaday SOL oo hada Jowhar aa maxkamad loogaga furooyaa usuga iyo xaasaskiisa Nomadka eh..

 

saaxiib yaashee in the Politics section iyaga wili wee ugu jirtaa oo sheeko cusub ee noqdeen.. laakiin qaarkood aa salaada bilaabay aa la dhahay..AAAAAAAAAAAAAAAAA.. qaarna Itoobiya ee faanshaan..AAAAAAAAAAA...

 

MR. LST.. usuga waxaa la dhahay Kanada aas ku qalalay.. last time waxaa la sheegay in uu Joogay calgray asoo istakiin afro la baxay u qabtid!!istaraasho waaxid!!! Waraa LST see wax yeeshay waraa??? Kalkalyooni waaxid!!!

 

SOL need some super duper Help!!!! Ciyaalkaan CNN iyo BBC u shaqeeyaan hlaga qabto.. POost anything else other than some news that you read or heard!!!!!!!!!!!

 

Ciyaalka Xaafada in ee soo noqdaan waaye...... Urur Cusub in la bilaabo waaye..abkee gabar iyo wiil oo rabaan in ee kasoo qeeb galan, checkmate hala xiriiraan atantaheegee

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Tuujiyee:

ZU..shiineeskaas usuga jaceel aa manyac ka dhigay oo SOL dhan waaba ka hor imaaday.. 16 bajaq oo SOL ku jiraan aas jecel yahay...Wadaadoogaada ilahey hanaga wareejiyo..

 

KHeyr waxaa la dhahay Xamar aas tagye oo Maxkamad aas iska furtay..Wareer Badanaa!!

 

Shiikh NUR waxaa la dhahay afar bajaq aas ka guursaday SOL oo hada Jowhar aa maxkamad loogaga furooyaa usuga iyo xaasaskiisa Nomadka eh..

 

 

Wareer Badanaa!!!

LooooL..Walleee waligaa maanta ayaad iga qoslisay..Inkaar hele ..xageeed qabqabta kala timid?

 

Cheers

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Waraa adiga halmar aa dalaq soo dhahee waxaa billaabee qalalaaso, haye abaa, dadkaan inaa ku billoowno waaye af ganbi, oon soo celino SOL sey ahaan jirtey, ani xattaa waa nacay newskaan haad-haadka qabo, kuweesto alamiinto torobbo luujito istaraasho bambiina

Share this post


Link to post
Share on other sites

saaxiib yaashee in the Politics section iyaga wili wee ugu jirtaa oo sheeko cusub ee noqdeen.. laakiin qaarkood aa salaada bilaabay aa la dhahay..AAAAAAAAAAAAAAAAA.. qaarna Itoobiya ee faanshaan..AAAAAAAAAAA...

LooooooL...Talow kuwa Salaada bilaabey Yaa ku jira....I guess Salaada would be pretext to getting your own Maxkamad...lol

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Wiilo...Iyadoo alfalaax 19 wadato ee hada kahor naga tagtay oo wili tennis iyo kalsha macalimad ku eh..kubkeed hadii la fiirsho sumado calaamadaha laacibiinta banooniga aa ku yaali... waxee noo soo laabatay iyadoo guntiino iyo cabuur shiineeska sameeyeen xiran..kaaga daran sheekadeeda dhan waxee noqotay ganuunac..aloo yaa qoorta ka qaniino.

Waraa maxaa dhahoosaa wiilo way duqowday, waraa Naarta kaniiki maku dhahaa. Waraa waxaad heyso soodaa nood. Waraa haddii aan i jeceshahay ARJI iisoo qoro.

 

 

Gofigure:..........

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

^^^ Abaayo Raali noqo.. Kaftan lee iga tahay ani.. Arji wa soo qoran lahaa laakiin xaaska aa sariirta iga erineeso nooh..anina fadhi jiif buufis aan ka qabaa because iskaabulo life aan soo xasuusanaa!!

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Waraa maxaa ii raali garaynoosaa, haddaaba iga xanaajisee, waraa waa itaqaanaa nooh, wiilo aan ahay waligayna waa isla kaftami jirnay nooh, maxaa malaysay inaan waxaa ka xanaaqo? Come on Tuujiye haddii aan anna kaftami karin yaa kaftamaa? iisheeg.....

 

Iska ilow in aad i raaligaliso ok, ee kaftanka inoo wad..

 

By the way, maxaa waaye XAASKA aad sheegooso? Anigaaba too soo wadee Remember...

 

 

Waraa Tuujiye kale aad igu noqotay nooh,

 

KAFTANKA WAA INOO FURANYAHAY.....

 

 

ii wad kaftanka nooh.....

 

 

Go figure:..........

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ani, waraa waraadaan mugoow ma u bogin.

 

Tuujka, laakiin shimee igu aragtay anigoo 'maskiin' iska dhigaayo. Wah.

 

Anaa laa maskiin, hadaa laakiini fil maskiin ka fiicnaana, yacni duniyadul nolol naxariisiya la igu waciyaa hadaa fii wiil baari. Nacam.

 

Hadaa xataa laa aqiyaariya. Anaa kabiirul odey. Nacam.

 

Fii laa macruuf xataa ma rabiya; xataa laa xaaji qamsiini ma rabiya, laakiini anaa mar walbiya yaa qeyratul sheeg, fii warsame.

 

How is my luuqatul jacburis Carabiya? :D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Waraa ZU!!! Yaa muslimiin yaaqee!!!!!!!! Ciyaalkaan booringka eh naga qabo nooh..adaa moderator meeshaan Genreal sectionka ehee.. wixii news eh hala aadaan politics nooh!! anaga maxaa naga galay rafaadka adunka ka socdo..the reason we trying to come online and chat on forums is stress reliefe damn it.. I aint trying to read more bad news or some more shiiiiiidh that will make me think!! I just wanna be careless and have fun..be my self..iska baashaal..beeeebols we need to get shiiiiiiidh of our head man!!!!!!!! I aint trying to sound smart or wise when I post shiiiiiiiiidh on SOL, I'm just trying to have fun!!! everyone in here writes like they trying to get some attention..reer dhooore.com waaxid..shiiiiiiidh!!!! Be your self people and just let go!! have fun for gooooodhness sake yaaqee!!!

 

Zu! lol.. waraa habaarka jooji geed yahoo wijigiisa aa u qabtid "rah" kaadida ku dhagtay!!

 

Yo-Yo-man..kkkkkkkk.. waraa rabshada jooji waraa..Salaada xaq waaye.. abaa ani max kamadaha waa ka danbeeyaa shiiqa.. Wadaad qori qaatay oo qaala rasuululaahi ku darsaday aa la dhahay, abaa leerta sii!! heehaati ee ka tahay in aan wax ka sheego!

 

Nuunka! waraa ma jirtid adi..anilee sug inaan weerar bilaabo adina ii dabshid..hadhootiina good guyga ciyaar anina bad guyga iga dhig..waraa quuq mataqaa.. me don't trust you and ZU and checkmate no more..because you gys are Waardiyaal for LST and others.. I don't like Moderators..and I will start mudaharaad on you guys soon.. after aan fahmo dadkaan SOL...

 

I know 90% of the people in SOL can't read my somali because is too southern, loooooooool... but I will try to throw some "dee" iyo "waadhyee" and use the letter "dh" more often..Yaa..hadaba waa hagaag!!

 

 

MMA..Looooooooool al luqatul cajabtul cadiimi.. Ana baqitun biiqatun wa fii fikiritun yaaqee.....

Laa mushkila yaa xamxam!! anta SOL maraxun wafii boringtun yaaqee..... Anaa sad yaaqee. al saadatul cadiima!!! laamushila anaa ogid in aa adiga tahay baqtiyatul kabiira wafii lalabatul aqtul tufatun yaaqee!!!

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this