Deeq A. Posted March 26, 2018 Ugu yaraan laba ruux ayaa ku dhintay,tiro kalena waa ku dhaawacantay qarax miino oo saaka ka dhacay degmada Deyniile ee gobolka Banaadir,sida ay xaqiijiyeen goobjoogayaal. Qaraxa ayaa ka dhacay goob aad u mashquul badan oo ay ku kala wareegan gawaarida oo ku taalla bartamaha xaafada Oodweyne ee degmada Deyniile. Saraakiisha Amniga gobolka Banaadir ayaa sheegay in ay weli qiimeynayan khasaaraha dhimasho iyo dhaawac ee ka dhashay qaraxaasi Wixii ka soo kordha kala soco:Puntlandpost.net The post Qarax dhimasho iyo dhaawac dhaliyey oo ka dhacay Muqdisho. appeared first on Puntland Post. Share this post Link to post Share on other sites