Sign in to follow this  
money

Somali Kids striving for education or starving for food

Recommended Posts

money   

An excerpt from an article posted on the clannish tabloid site of Dayniile - caught my attention today. I liked the examples - let us contemplate on what it means.

 

 

 

1 - Nin Indonesian ah oo xajinaya baa arkay dad yiri waxaan ka soo xajinay Soomaaliya. Wuu ooyay oo waxuu yiri Soomaaliya ma wadan muslimiin ku nool yihiin baa? Markaasaa loo sheegay in Islaamku ku soo horeeyay Soomaaliya marka la barbardhigo Indonesia.Waxuu yiri ma fahmin marka sababta aad meyd dhulka ugu jiidaan. Ma xadiisyada Nabiga ee inaan qof dhaawacan la dilin, qof dhintay meydkiisa leeyahay ixtiraam, in meydka la isku cesho, in dhulka aan la gubin, in guryaha aan dumin, in geedaha la jarin miyeeysan axaadiistaas idin soo gaarin? Wuu duceeyay oo waxuu yiri allow xujeeydan Soomaaliyeed nabad geey oo alloow u sahal ineey dadka dacwada gaarsiyaan una sheegaan karaamadda hantida iyo meyda (Sanctity of property abd dead body).

 

2 - America ayaa waxaa laga soo sheegay in Gabar Soomaaliyeed ka gashay kaalinta koowaad qalin jabintii, halka wiil Soomaliyeedna kaalinta labaad galay. Markii laga sheekeeyay taariiqdooda ayaa dadkii meesha joogay oo waalidiin jinsi kasta ah, diimo kala gedisan leh wada ilmeeyeen. Mid ka mid ah waalidiintii baa u yimid wiilkii iyo gabadhii Soomaaliyeed waxuu ku yiri: caruurtaan dhalay markeey cuntadda diidaan waxaan ku dhihi jiray “ ma og tihiin in caruurta ku nool Soomaaliya baahi u dhintaan?” – “Eat your dinner...There are starving children in Somalia!.” Weligeey kumaan fekerin ciyaal Soomaaliya ku dhashay baa qalin jabin oo weliba kaalinta koowaad iyo labaad ka geli kuliyadan sumcadda leh. Markaas baa gabadhii Soomaaliyeed ee da'da yareeyd ku tiri “ hadda ka dib waxaad caruurtaada u sheegtaa “Study hard there are Somali kids striving to learn and to take your job”. "Caruurtaa u sheeg in caruur Soomaaliyeed oo waxbarasho ku dadaalaya baa jira oo shaqadaada qaadan doona"

 

 

Google Enter your search terms Submit search form

News Update in English

Halkaan ka iibso waxii aad u bahan tahay oo raqiis ah

Home of the Web's Best Freebies.

Sheeko kale oo ka dhacday America ayaa waxaa laga soo sheegay in Gabar Soomaaliyeed ka gashay kaalinta koowaad qalin jabintii, halka wiil Soomaliyeedna kaalinta labaad galay. Markii laga sheekeeyay taariiqdooda ayaa dadkii meesha joogay oo waalidiin jinsi kasta ah, diimo kala gedisan leh wada ilmeeyeen. Mid ka mid ah waalidiintii baa u yimid wiilkii iyo gabadhii Soomaaliyeed waxuu ku yiri: caruurtaan dhalay markeey cuntadda diidaan waxaan ku dhihi jiray “ ma og tihiin in caruurta ku nool Soomaaliya baahi u dhintaan?” – “Eat your dinner...There are starving children in Somalia!.” Weligeey kumaan fekerin ciyaal Soomaaliya ku dhashay baa qalin jabin oo weliba kaalinta koowaad iyo labaad geli. Markaas baa gabadhii ku tiri. “ hadda ka dib waxaad caruurtaada u sheegtaa “Study hard there are Somali kids starving to learn and to take your job”.

Source Source

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this