Sign in to follow this  
Somalina

Wadani Heeso ONLY!!

Recommended Posts

Somalina   

Dal Qudha by Saado Cali

"Soomaaliya ninkii diida-yaa magaca ha u daayo"

-----------

 

:D @iskiimoos. Adiga haddii aad dheer tahay, qof walba iskiimoos ayuu kuu yahay. Qarxis much.. waxaan ku dhahay saas, you didn't have to quote me, waa kaa koreeyey....lol...rubac lee kiiladiiba miyaa! icon_razz.gif

Argentina!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

^^^^ NINA iyo MMA, waraa Kanadees aa tihiin ee diyaarsha heeso Wadani ah oo Kanadees ah!! Somalia wadan miyaa maanta?? At least heeso wadani oo Somaliland eh ama Puntland noosoo dhajiya lool...

 

 

Laakiin labadiina in aa saan waayeel u aheedeen ma ogeen ee see wax u jiraan? heesihii bacdal maqribka la daari jiray aa noo daarteen ka waran radio muqdisho miyaa ka shaqeyn jirteen mise tiyaatarka? lool

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Tuujka, adigaa kuu deynay Kanadeesnimo, ee ka baashaal intaa ku nooshahay, kana nooshahay.

 

Ani Soomaalinimo waa u dhashay, waana u dhimanaa. Wax waligeed ka hormaraayo ma jirto, mana jireyso.

 

Kanada aad ayee ugu mahadsantahay baasaboorkeeda iyo magangalyada ee igu soo dhaweysay laakiin intuu kan Soomaaliyeed kasoo cusboonaayo lee waaye. Markaasna waala ogyahay kan la qaadanaayo su'aal ma taalee meesha.

 

Ninacna haba sheegin oo Talyaani ayeeba ku sheegatay mowqifkeeda: Ti amo Somalia ti amo tanto ee tiri war maa yaalo hee.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

^^^kaaley T adiga, wax ku soo darso meeshan soo laguma dhihin (page1)? waa iska soo galee adiga gacmaha jeebka kuugu jiro, see camal? rednecks-ka wadani songs ma qabaan miyaa?

Eeg waxa lagu soo dhejiyey halkaan, E to W and N to S waa lagu haaya ee naga leexo injirloow! smile.gif

 

 

LoL@MMA, waa runtaa u sheeg redneck-loverkaas.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this