Sign in to follow this  
Qac Qaac

Garab tuujiye, Nuune, Caramel kisses, Miskiin macroof.

Recommended Posts

LUcky what's with 15 sec fame you are going on about? dont tease the brother, u might never know that u may fall for him in f-u-t-u-r-e :D

 

Waraa QQ, waa lagu kashifay, Pm kaahi waa laguu buuxiyay, no wonder inaad i soo xariirinin. nin xun baad tahay..labadeena weligeen waxaa naga dhaxeynaayo walaaltinimo...laakiin waxaad ka dooratay isbuuc shukaansi eh. get lost maku soo xariiri naayi anigana from now on fadhi ku dagaaltame aka tuujiye & nuune aa walaal ii eh. Shukaansiga waxaad ka heshit waxba ha iga sii nin

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Classic posts....man I missed dadkaan dhan. meeshaan waa is badashay yaaqee uff!! see u shidneed iyo kaftan ee u aheed iyo hada sida loo wada noqday wariyaal iyo maraxyaal loool...

 

ar yaa ila shido meeshaan!!! we need a new crew!!!

 

 

wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Balaaya soo quf adna markii lagu arko,

 

waraa barigaas waa yaryareen camal :D

 

 

Tuujiska, meeshii anaa wagagac kaa soo siinaayo waa helay fariintaadi

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Originally posted by Tuujiyee:

Classic posts....man I missed dadkaan dhan. meeshaan waa is badashay yaaqee uff!! see u shidneed iyo kaftan ee u aheed iyo hada sida loo wada noqday wariyaal iyo maraxyaal loool...

 

ar yaa ila shido meeshaan!!! we need a new crew!!!

Walee waan xasuustaa waa SOL sidii dab holcaayo ushidneed...Dadkii waakala dhumeen...Kuwii harayna, iyagooba awalba farta iska gaareysay, ee hadana singlenimo ku duqoobeen... :D Minaa meeshaas wax ka sugtid cirkaa roob ku ogtahay...

 

Teeda kale, gabar Hibo ladhahaayo aa meeshaan sidii caano boore iyo baraf camal uwalaaqijirtay aa xan igusoo gaartay, ee yaa qoftaas kawarhaayo? Must've been while I was on maternity leave from SOL...I can already sense it inaa qoftaas iyo crewgeeda sifiican ufahmilahaa...

 

Tan sadaxaad, Nuune wili afSoomaali aan anigaba fahmin wuuku hadlaa, wax isbadalaa iska yar...Sheekada laakiin inuu single motherska shabin jiray shocked aan ku noqdaay...Kaaga dareenaa waagaasaa? Yaa yah, igaarka waa nafaqeysan yahay... icon_razz.gif

 

Tan afaraad, MMA wili old soulkiisuu iska wataa...Meeshaa aragto "eeboow wadankeenii", "Xamar waala xumeeyay" uula taagan yahay...Laakiin hada H&M uuka adeegtaa, waxooga dhalinyarada in him aa iska soo iftiimoyso... :D Waxaan kashakiyay laakiin inuu Nuune soo tabatabary, hadaas usiga single mothers shabiyaa - barbaratooy waaye... icon_razz.gif

 

Tan shanaad (ilaa toban lee amaan gaaraa bariga?), meshaan adaa noogooyay...Ani adaa ii iftiimin jiray...La'aantaa abaaraa dhacday...A&T oo sheekooyi dambi kugalinaayo aqriskooda aa yimid...NG oo waxoon iyo cantarabaqash qoraayaa joogo...Che oo latin lover loogu woco iyo Duceysane oo half a line kiisa niyad shigshig kuugu ridaayana waanoo joogaan...Ms DDna hamoogaan, waa gabadha kaliya afSoomaaligeeda aan aqrinkaro...

 

Tan ugu dambeyso, JB oo reer Baro family kujirijiray oo born again Somalilander nowdayna meeluhuu copy and past raaxada nooga qaaday...Wariyaashan a meesha waaku badan yihiin,

 

Meesha shid aan ku'iri SOL waakadantay waayahaan...Waxaa moodaa feynuus liifada loogaabshay inee ushidan tahay...Laakiin meeshaan waalagama maarmaan...Ilaah hanoo deysto walaalkeen meeshaan sida fiican noogu haayo iyo caawinayaashiisa, the best of its kind waaye no doubt...

Share this post


Link to post
Share on other sites
MZanzi   

Adiga aa meesha kashidnaa ayantaan adigiina waa isgaabisay... madax wareerki horta see ka noqotay mar aanba damcay steriod madaxa kufurto inaan post kusoo dhigo lol

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

yaaaaaaaaaaa maxaa la sheegay dee waa anigee yaaa..

 

magaceyga waxaa la yiraahdaa ganeral raanboow, rag yaqaan, fadhi kudirir, ina faata harowsi, madax wargale, air marshal KOOBRA!!.

 

dadkuna waxey ii yaqaanaan qaar maroodi. Canadana waxaa la iigaga yaqaanaa MAD DOGG!! ( eey gii waalnaa) waxaana kusii magac dheerahay GARAB TUUJIYE ileen waa raaxee..

 

badaan gogladaa, buurahaan barkadaa, geedahaan ku fadhicishaa, dadkuna hee..100/50 aniga ayee iga amar qaataan..

 

waxaan kasoo baxay jaamacada caanka ah oo looyaqaan sabaaxatul duureed oo kutaala bartaha aduunka meesha uu ku dhamaado.

 

waxaan ku taq suusay siyaasada naagaha iyo xagadooda tuujiska isbeshaly single motherska..waxaan kaloo kafara dhaqday oo kusii taqsuusay baran barada baalkeeda oo loo yaqaano kor' oo kor iiqaad..

 

waxaan ahaa hogaamiyihii ciidamada single motherska ee dadkada dariskaaga..waxaana dagaal waa ku qaadnay 100 odayaal oo ku guraya jaadka ayagoo fadhiya maqaayada TIM HORTENSKAaa..

meshaas waxaa ka dhacay dagaal aad u culus oo lix gabasaar iyo 10 kabona ku jabtay oona lagu dhaawacay 3 single mothers oo isku dhacaaya..

dhawacaa markuu dhacay, oona la iisheegay waantaan caro daraadeed la dhahay ..way oo way..!!! to be soosocod..lol...

 

 

waraa ii bashaala.....anigoo ah ina baqti lagde.....TUUUUUUUJI YE

loooooool man I was crazy i don't even remember when I wrote all this lol...

 

loooooool waraa nuune aniga aa yaraa adiga wili duq aa tahay.. kun sagaal boqol o oodii aa maskaxda ka duqowday adiga hada xagee joogtaa?

 

Serenity looool ala maxaa i dhibtay adiga.. is because of you and barwaaqo that Admin changed our names back to normal i can't even bring back "Feebaro" lol for does of you don't know, "feebaro" comes only markuu wareerka badan igu dilaaco...lol.. Serenity things have changes yaah loool...

 

KK waagaan adiga umul aa aheed nooh oo waa ka maqneed meeshaan..hadaa joogi laheed laakiin wee sii qarxi laheed...Qac'Qac is coming back soon so I hope in uu qaskiisa meesha kasii wado kaas aa noogu rabsho badnaa oona wadaadsanaa loool. Hibo was cool and her new Nick name is "LOL" find her she comes on sometimes..

 

FuFu so many people have changed their names now and things got lost because no one knows who is who.. I just found out who Darman is again loool and Lakad and you lool bring back the names ku dhehe dadkaan horta...

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Tan afaraad, MMA wili old soulkiisuu iska wataa...Meeshaa aragto "eeboow wadankeenii", "Xamar waala xumeeyay" uula taagan yahay...Laakiin hada H&M uuka adeegtaa, waxooga dhalinyarada in him aa iska soo iftiimoyso...
:D
Waxaan kashakiyay laakiin inuu Nuune soo tabatabary, hadaas usiga single mothers shabiyaa - barbaratooy waaye...
icon_razz.gif

Yaaya. Aree xaa tiri? Waaba yaabee H$M saa'id ayaa meel weyn ugu dhigteen. Dukaankaan waagaa ka adeegan jiray caasho iyo jaamac meeshaas lagu arko iska dhaafee, xataa sida loogu waco ma garan jirin magacaas. Ej-em ku heyn jireen, not Ejenem.

 

Waraa Tuujka, Qacqaac waaloow intuu ku dambeeye? Wali Ottawa uu ku baraf cunoyaa miyaa? Gabadhaas Caramel walaasheenana intee ku dambeysay taloow iyadana? Aawey Hibo iyadana? Intee caga dhigatay qoftaas?

 

Shan sano dhan kasoo wareegatay. Waaw.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Yaaya. Aree xaa tiri? Waaba yaabee H$M saa'id ayaa meel weyn ugu dhigteen. Dukaankaan waagaa ka adeegan jiray caasho iyo jaamac meeshaas lagu arko iska dhaafee, xataa sida loogu waco ma garan jirin magacaas. Ej-em ku heyn jireen, not Ejenem.

Bwah wahwahwahwah...Heheh eheheheeeee...Xataa anaa? Anaa KK hadana? Yarka qaafka reer SOL aaku cabeysid ani ha'igu wadin yaah...Walahi laakiin HM markaan arkay, si daacad dhaafsan aan u qoslay... ;) H&M minaad waa hore taqaanay, why the sudden faanis? Polo shirts waligood haayeen...Mise the quality of it aa isbadashay? icon_razz.gif Sheekoy ku nacay...Borobiyo waagii topigaan bilaabanaayay aa H&M Canada lagu furay, five years later aa faanis kubilaawday, as if uu yahay a newfound dukaan...Something isn't adding up here, xisaabtana waan ku fiicnahay... :Dicon_razz.gif Walaahi laakiin, HM aadaan ugu qoslay qof aan isla ognahay wajigiisaa ihoryimid...Saqajaan ...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Jaceylbaro only you kept the family name and I respect you saaxiib..laakiin aniga I can't even choose a Feebaro anymore thanks to some people. But I would love to bring back the Bro family.. we are all here aan ka aheen CK aka Seven Steps lol qoftaasna KK aa badashay lool

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this