Sign in to follow this  
Wiilo

WHERE ARE THE GOOD SOMALI WOMEN ?

Recommended Posts

AAAAAAAAAAahhhhhhhhhhhhh,,,,, haddan arkay ,,, show annagaa nala xamanaayay ,,,, haye ,,,

 

Simply ,,, see camal hadii Willo wallacayso ma dadka u sheeg sheegaan ku dhahay ,,,,, ceeb ,, waxaasoo kele lama sheegsheego,,,

 

Alle u baahne,, horta adigu ma waalan tahay mise ??? inta aad dad isku xirtay baad iska dhaqaaqday adiga oon xataa meel baan aadayaa i suga dhihin,,,, dee waan ku sugi kari waynay adigana meel aad ka dhacday waan garan waynay ,,,, Laakiin waxaan la yaabanahay Naf aaway ,,,,,,,, Miyir aaway hadaad fahmi wayday meesha iskaga carar ,,,,,, waa sheeko aan si fiican u maqlay marka aan xasuustana aan aad u qoslo.

 

Calaa kulli xaal,,,, bal aniga iyo Wiilo aan dib isugu noqono arrinku meel xun buu marayaaye ,,,

 

Alle u baahne ,, ducada ha la bakhaylin waa lama maarmaane ,,,,, yartana waan u sheegi si aan mar labaad ugu celino nikaaxa inkastoo dee ay imika . . . . . . . .

Share this post


Link to post
Share on other sites

haaye inaad farxadda kele ee dhalashada iyo nikaaxa uga sheekayso mooyaane miyaa wallac iyo waxaas la sheeg sheegaa,,,

 

hadda maanta oo dhan way ooyaysay Wiilo oo waxay lahayd dadkii oo dhan baa og in aan Candhuufta tufayo :D:D ,,,, sidaan u maslaxayay waan ku daalay ,,,,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites

ehehehehe :D:D Yaa masuul ka ah arintaan, I can at least help find the responsible guy for this hardships that miss Simply the Best is undergoing now. War aaway kii Jacaylbaro la dhahaayay asagaa arimahaan ku xeel dheere!

 

Ilaahoow sahal amuuraha, Aamiin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Simply, dee taas maynaan isku ogayn ,, markaad lahayd Wiilo ayaa walacaysa ma adigaa iska sheekaynayay ,,,,,,,,, Liin iyo besbaas isku darso ,, subaxdiina dhuxusha ruug :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Jacaylbaro:

Simply, dee taas maynaan isku ogayn ,, markaad lahayd Wiilo ayaa walacaysa ma adigaa iska sheekaynayay ,,,,,,,,, Liin iyo besbaas isku darso ,, subaxdiina dhuxusha ruug
:D

War bes naga dheh qosolka, yaanan shaaha ku margane. ehehehehehe. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this