Sign in to follow this  
Ismahaan

Maryan gaabo

Recommended Posts

Ismahaan   

have you ever heard of Maryan Gaabo??

 

Maryan Gabo waxeey aheeyd islaan somali eh oo dagan uk. Waxaay ka timi waageedii hore Scandinevia waliba DK. Maryan gabo markaay timi Uk waxaay laheeyd passa port Danish eh laakiin mar labaad beey is dhiibtey you know somalis.

 

Maalin maal ma aha ka mid eh beey waxeeey qadatey trainka undergroundka maro. Marka marka trainku istaago waxuu dhahaa (as usually) mind the Gap. Marka islaantii dhegaha beey u sii dhigtey waxaay mind the gab ula ekaatey maryan gabo. Ka bacdina inteey musqusha gashey beey ID iyo waxaay wadatey oo dhan qashinka ku dartey. Kulahaa alla ba,aayey ma maanteey i ogaadeeen in aan 2 meelood ka dhiibnahay :D

 

Islaantii habeenkii beey guriga timi iyadoo dalan oo naxsan. Waxaa la waaydiiyey edo manta intee adey ?? Waxaay dhahdey alla ma idinkaba war haya manta dhan in polise ku i raadinayey ma ogidin miyaa oo train mada dhex dooda xataa maryan gabo lagu hayey :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this