Deeq A.

Riots in Garowe after Puntland lost the final against Jubaland

Recommended Posts

Deeq A.   
Ka dib markey galabta xulka Jubaland ku guulaysateen tartanka kubadda cagta maamulladda dalka iyo Gobolka Banaadir uga socday magaalada Muqdisho waxaa mar qudha ka bilowday qeybo ka mid ah Garowe fawdo saamayn xoog leh ku yeelatay ganacsiga iyo isu socodka dadka iyo gadiidka. Agagaarka suuqa Injida iyo Astaanka Garowe waxaa ka socda rasaas ciidamo ridayaan iyo dhalinyaro weerar ku ah meheradaha ganacsiga islamarkaana fawdo xoog leh halkaas ka samaynaya, kuwaas oo istaajiyay gabi ahaanba dhaq dhaqaaqii.
 
Dhinaca kale Mid ka mid ah Ganacsatada ku nool magaalada Garowe oo heyb ahaan kasoo jeeda Kismaayo ayaa lasoo xiriiray warbaahinta PUNTLAND POST wuxuuna uga waramay cabsi kasoo wajahday inay u dabaal degaan xulka Jubaland oo ku guulaysteen tartankii maamul Goboleedyadda.
 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.