Sign in to follow this  
Mooge

Big scandal: October surprise

Recommended Posts

gooni   

moogow hubkii galmudug loosoo diray masoo gaaray any update?

 

 

Reer baana fuuse guryahooda keliya lama dhicin

 

xasan sheekh haybad madaxweyne malaha wadankiisu marti ku yahay,indhaha caalamka hortooda.

 

Haybada ulama jeedo dhar qurxoon iyo qaabka muuqiisa,waxaan ula jeedaa fikir caqliyaysan oo umadan daruufaysan lalasoo hor istaago.

 

Shaqada keliya uu ka bixi karo aragtidayda waa maamule dugsi hoose hadduu weliba helo dad khibrad leh oo daacadnimo ula shaqeeya.

 

tusaale baan kuugu soo koobayaa lix jirku fahmi karo anigoon mudanaha ku fogaanayn.

 

wuxuu ka qayb qaatay barnaamij ka baxa UNV TV oo loogu magac daray dood wadaag

 

waxaa soo horfariistay 50 muwaadin oo isku jufo yihiin iyo gabar waqooyi galbeed ka timid oo guri laga dhacay

 

madaxweyne federal oo jufadiisa dood wadaag la yeeshay haddana isu arka madaxweyne qaran ama federal soo layaab ma'ahan?

 

madaxweyne goboleedyadaan nalagu kala qaybiyay, yaaba qabiil ku dhisan tiisu waa jufo isku lahjad ku hadla.

 

Wadaniyadna malaha dakii wax dhacayayna ka mid buu noqday sida gabadhaan iyo dad kalaba sheegayaan.

 

Dawladdii milatarigga oo keli taliska ahayd, golihii sare wuxuu ku dhisnaa qabiil,hadana qabiilka maysan ogolayn,waa akhrinta maskaxda dadka.

 

soomaalida qabiil lagama furfuri karo lakiin waxay u baahantahay qof caddaalad wax un ka garanaya umadiisana dhaqan yaqaan.

 

madaxweynaha hadda jooga muwaadin kastoo maskax fiyow leh, waa dhaamaa ama aqoon ha lahaado ama yuusan lahaan.

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this