Sign in to follow this  
Mooge

Construction of Garowe airport will start next month

Recommended Posts

Mooge   

Madaxweynaha Puntland oo ka hadlay dhismaha Garoonka diyaaradaha Garowe.

 

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ‘’Gaas’’ ayaa sheegay in dhismaha Garoonka diyaaradaha Garowe uu bilaaban doono bisha soo socota,xilli Dawladda Puntland ay ku hawlan tahay hormarinta Kaabayaasha dhaqaalaha.

‘’Dhismaha Garoonka Garowe wuxuu bilaabanayaa bisha Novembar waxaan rajaynayaa inuu dhamaado bisha October ee sanadka soo socda’’Ayuu yiri Madaxweynaha Puntland.

Hadalkan ayaa Madaxweynuhu uu ka sheegay xilli uu la hadlayay Golaha Wakiiladda Puntland,oo Kalfadhigooda 36-aad uu uga socdo magaalada Garowe maalintii labaad.

Madaxweynaha Puntland ayaa sheegay in dhismaha Garoonku uu wax wayn ka badali doono Muuqaalka Caasimada Dawladda Puntland.

‘’Garoonkaan wuxuu noo leeyahay muhiimad wayn taasi oo ah inuu wax wayn ka badali doono Wajiga Caasimada Puntland,dal iyo dad walba waxaa lagu qiimeeyaa Muuqaalka meesha aad kaso dagtid,Caasimada Puntland qurux ma yeelanayso haddii Muraayada laga soo galayo ay fool xumaato’’Ayuu yiri Madaxweynaha Puntland oo hadalkiisa sii wata.

Garoonka Garowe wuxuu qayb ka yahay Garoomada Caalamiga ah ee Puntland ay yeelan doonto sanadka soo socda,xilli dhismaha Garoonka Boosaaso laso afmeerayo bilaha soo socda.

www.puntlandi.com.

Share this post


Link to post
Share on other sites

<cite>
said:</cite>

guul iyo gobanimo.

 

guun iyo gaasho.

 

as this deeqbixiyasha funds could be better spent on healthcare and education.

 

why does Garowe need an airport anyways? Mooge, please justify this?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

Alpha, have you ever been to Garoowe niyoow? pay a visit and see how nice that city is. everything is great including weather niyoow.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this