Sign in to follow this  
somalia4somalis

Islamic State Expands regardless attacks from usa & apostates

Recommended Posts

12 bilood ayaa kasoo wareegtay waqtigii ay dowladda Mareykanka iyo isbahaysiga 60-ka dowladood ka kooban ay duullaanka dhanka cirka ah ku iclaamiyeen mujaahidiinta dowlada Islaamiga ah.

 

Isbahaysiga Mareykanka hoggaaminayo oo ay ku midaysanyihiin inta badan dowladhaa reer galbeedka qaaradaha Yurub iyo Mareykanka iyo dowladaha khaliijka carabta ayaa gobollada ay Ciraaq iyo Suuriya ka maamusho dowladda islaamiga ah waxay ka gaysteen 6,000 oo duqeymo ah.

 

Duullaanka ballaaran ee IS lagu qaaday wax wayn kama tarin habdhismeedka dowladda walina waxay maamulaysaa kala bar masaaxada suuriya halka ay shiicada ka xurraysay intabadan dhulka musliminiinta sunniga Ciraaq.

 

 

Telefeshinka Aljazeera ee afka carabiga ku hadla ayaa diyaariyay warbixin uu diiradda ku saarayo sanad kadib duullaankii isbahaysiga Mareykanka iyo dowlada Islaamiga ah,warbixintu waxay sheegaysaa in mujaahidiintu ay isku fidiyeen dhul hor leh oo Ciraaq iyo Suuriya katirsan inkastoo degmooyin iyo deegaano aan badnayn ay khasaarisay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this