Sign in to follow this  
malistar2012

Galmudug VIP Caabuwaaq is under Galmudug Control denies the Pirate propaganda

Recommended Posts

Galmudug oo beenisay in Caabudwaaq Ahlusunna ay qabsatay Jul 21, 2015 - jawaab

DSC00152.jpg

Madaxweyne ku Xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi Carrabay oo u waramay VOA ayaa sheegay inuu magaalada Caabud-waaq kaga yimi ergo la socotay iyo weliba maamul ay soo dhiseen.

Madaxweyne ku Xigeenka Galmudug ayaa beeniyey in maamul kale magaaladaas gacanta ku hayo.

Madaxweyne ku Xigeenka Galmudug ayaa sheegay inuu jiro wadahadal u dhexeeya iyaga iyo Ahlu-sunna kaas oo uu sheegay inuu rajo ka qabo inuu isfaham ku dhammaado.

Madaxweyne ku Xigeenka ayaa ka hadlay kulan ay la qaateen Ra’iisal Wasaaraha Somalia Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, iyo weliba sida uu arko in lagu xallin karo khilaafka ka taagan dhinaca xuduudda ee u dhexeeya iyaga iyo Puntland.

Wararka La Xiriira:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

he is out niyoow, chased out. Suufis are the kings of Aabudwaaq so don't waste your time on wadahadal. they will not let go of the city they just captured.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this