Sign in to follow this  
Axmed1508736699

Khatumo State crushes Somalidiids, kills many

Recommended Posts

Khaatumo oo Guulo ka sheegatay Dagaal ay la gashay Ciidamada Somaliland

3 2 Google +0 0

 

Axad, Feberaayo 15, 2015 (HOL) — Dagaallo u dhexeeya maamulka Somaliland iyo kan Khaatumo oo maalinimadii shalay ahayd dib uga cusboonaday deegaanka Saax-dheer ee gobolka Sool oo horay dagaallo ay uga dhaceen, ayaa waxaa guulo ka sheegtay maamulka Khaatumo.

 

Dagaalkan oo khasaarihiisa aan la hubin ayaa ka dhacay deegaano hoos yimaada gobolka Sool ,kuna dhow deegaanka Saaxdheer oo xarun u ah maamulka Khaatumo sida laga soo xigtay dad goob-joogayaal ah.

 

Xildhibaan Faarax Cali Garoon oo kamid ah xildhibaanada Khaatumo ayaa sheegay inay ciidamadooda iska caabiyeen dagaal socday muddo saacado oo ay Saaxdheer kula galeen ciidamada maamulka Somaliland.

 

“Walaal waxaan xaqiijin karnaa in ciidamada Somaliland ay dib uga laabteen deeganadii ay shalay ku soo duuleen ,waayo diyaar ayaan u nahay inaan difaacno dhulkan “ ayuu yiri xildhibaanka oo la hadlay warbaahinta.

 

“Wali waxaa jira goobo ku dhow Saax-dheer oo labada ciidan isku hor-fadhiyaan ,waxa ay ka soo horjeedaan jiritaanka maamulkan oo ka madax banaan maamulada kale “ ayuu mar kale yiri xildhibaan Faarax Cali.

 

Ugu dambeyn, maamulka Somaliland ayaan wali si rasmi ah uga hadlin arintan ,waxaana sii kordhaysa xiisadda u dhaxeysay ciidamada Khaatumo iyo maamulka Somaliland,iyadoo masuulkan la hadlay warbaahinta uu sheegay in dad badan ay ka barakaceen colaadahan.

 

Faysal Mohamed Hassan

Boston@hiiraan.com

 

- See more at: http://www.hiiraan.com/news/2015/Feb/wararka_maanta15-90214.htm#sthash.bOctebrS.dpuf

Share this post


Link to post
Share on other sites

 

 

Dagaalkan oo khasaarihiisa aan la hubin ayaa ka dhacay deegaano hoos yimaada gobolka Sool ,kuna dhow deegaanka Saaxdheer oo xarun u ah maamulka Khaatumo sida laga soo xigtay dad goob-joogayaal ah.

 

 

How can khatumo claim to have killed allot of people when khasaaaraha la hubin loolz

 

Nothing biggie happen more of hit and run tactics

 

Somaliland will maintain that

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this