Sign in to follow this  
malistar2012

Puntland in turmoil Gaas failed Alshabaab attack Boosaaso

Recommended Posts

Puntland in turmoil Gaas failed Alshabaab attack Boosaaso

 

 

Ciidanka Amaanka Puntland oo xalay lagu weeraray Magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari

 

January 15, 2015 – Dagaalyahano aan haybtooda la aqoon ayaa xalay abbaaraha tobankii fiidnimo weerar ku qaadday bar kaantarool oo ay leeyihiin ciidamada ammaanka ee Puntland oo ku taalla gudaha magaalada Boosaaso.

 

Kooxdan ayaa ciidanka ku weerartay bambooyin iyo rasaas ay ridayeen waxaana goobtaas ku geeriyooday hal askari oo ka tirsan ciidankii ammaanka halka ay ku dhaawacmeen laba askari oo kale.

 

Goobjooge ku sugnaa goobta weerarkani ka dhacay oo lagu magcaabo Afar-iridoodka oo ku taalla gudaha magaalada Boosaaso ayaa sheegay inay dableydaasi baxsatay, illaa haddana ciidamada ammaanku kama aysan hadlin dhacdadan, sidoo kale ma jirto cid ilaa iyo hadda sheegatay weerarkan.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Islamist rebels kill two police officers in north Somalia attack

0 0 Google +0 0

 

 

By Abdiqani Hassan

Thursday, January 15, 2015

 

advertisements

 

 

BOSASSO, Somalia (Reuters) - Islamist fighters have killed at least two officers at a police post in a northern Somali town, rebels and police said on Thursday, as the militants, driven out of areas further south, make more frequent attacks in the semi-autonomous north.

 

African Union peacekeepers and the Somali army launched a campaign last year that has forced al Qaeda-linked al Shabaab rebels out of major strongholds in central and southern regions, but they still control many rural areas.

 

Analysts say the group might have shifted extra fighters to Puntland, a semi-autonomous northern region that was relatively calm till recently, and in the last two weeks, Puntland troops have fought rebels in the area over several days.

 

"Gunmen attacked us last night with grenades and gunfire. Two policemen died and three others were injured," said Mohamuud Saciid, a Puntland police captain told Reuters, referring to Wednesday's late night assault which he blamed on al Shabaab.

 

Al Shabaab's military operations spokesman, Abdiasis Abu Musab, confirmed the group was behind the attack in Basasso port town, although he said three officers had been killed. Al Shabaab often gives a higher death toll than officials.

Share this post


Link to post
Share on other sites

War deg deg ah: Askari ka tirsan Ciidamada Puntland oo hadda diley Khasnajigii degmada…….

WAAJIDPRESS – 8 JAN 2015:

 

Ciidamada Puntland oo aan wax Mushaar ah qaadanin bilooyinkii la soo dhaafey ayaa maanta Askari kamid ah Ciidanka Maamulka Puntland, ayaa Maanta oo Khamiis ah ku toogtay Degmada Xarfo ee Gobolka Mudug, C/llaahi Yaasiin Ciise (Maalin), oo ahaa Khasnajigii Degmada.

 

Sida uu Saxaafada u xaqiijiyay Gudoomiyaha Degmadaasi C/fitaax Guruu, Askarita ayaa dhowr Xabadooda uga dhuftay Madaxa & Xabadka C/llaahi Yaasiin xilli uu Howshiisa Shaqo ku guda jiray.

 

Marxuumka ayaa dhaawac ahaan loo gaarsiiyay Isbitaal ku yaalla Waqooyiga Gaalkacyo, balse markii danbe uu u geeriyooday Dhaawacii cuslaa ee ay gaarsiiyeen Askarta Maamulka uu kamid ahaa ee Puntland.

 

Lama oga sababta, balse dadka qaar ayaa sheegaya in Ciidanka ay doonayeen inay ka dhacaan Lacag uu u hayay Maamulka Degmada Xarfo, oo uu Khasnad haye u ahaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mogadishu in Turmoil, Hassan Sheikh failed

 

Deg Deg. Sargaal ka tarsin Dowlada Somalia oo goor dhow qarax gaariga loogu xiray ku geeriyoodey.

 

http://rajonews.net/2015/01/deg-deg-sargaal-ka-tirsan-dowlada-somalia-oo-goor-dhow-qarax-gaariga-loogu-xiray-ku-geeriyooday/

 

 

Hehe, Mr Somalistar, all of Somalia is in turmoil, just the right group wins.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Taliyaha qaybta booliska Mudug oo sheegay inaysan cidna awood u lahayn sugida amniga Gaalkacyo (Dhagayso)

Posted on January 5, 2015Raad Raaca, RBC, Wararka

 

3d60c59513c5401f0ab6d4fcaaed6631_XL.jpg

 

Cabdullaahi Shire Dool

Gaalkacyo [RBC Radio] Taliyaha qaybta booliska gobolka Mudug, Cabdullaahi Shire Dool ayaa sheegay inay socdaan dadaallo ay ku doonayaan sugidda amniga Gaalkacyo,kaddib saddex weerar oo loo adegsaday bam-baanooyin.

 

Howlgallo lugu xoojinayo amniga ayaa ciidammadu ka wadaan qaybo ka mid ah magaalada Gaalkacyo,sida uu sheegay taliyaha qaybta booliska Mudug.

 

“Way socdaan dadaallo lugu xoojinayo amniga,balse qof Soomaali kula ah waxba aan kaa duwananyn ayaa waxaan samaynaya dee ilna il ma ilaalin karto, habeenkii uun baa waxan la maleegayaa maalintiina dadkaa la dhex gelayaa,” ayuu yiri Dool.

 

Waxuu sheegay inaysan cidana sugi karin amniga,isagoo tilmaamay wax kasta oo dhacaya xag rabbi inay ka qoran-yihiin,ayna ku dadaalli doonan si looga hortago dhacdooyinka wax u dhimaya xasiloonida Gaalkacyo.

 

“Dee qof dadka kujira oo mobile taabtoo wax qarxiyey cidina ma ogaan karto adeer,” ayuu hadalkiisa raaciyey Cabdilaahi Shire Dool oo ah taliyaha qaybta bilayska ee gobolka Mudug.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Che Hassan ma failgaroobo all dembi waxa iskale prime ministerka haday se wax qaldamaan at least that is what we have learned thè past 2 years. Somaha malistarow.

Share this post


Link to post
Share on other sites

IMG_26F90F-9CCE0E-D23536-268EEC-386181-7

 

Gass failed Puntland economically and security , No achievement none of his promises fulfilled he cant even secure small town like Bossaso?

 

TOP DHAGEYSO: Xildhibaan ka tirsan Puntland oo eedeyn u soo jeediyay wasaaradda Maaliyadda

 

 

 

 

Jan 15, 2015 - jawaab

Xildhibaan ka tirsan Maamulka Puntland ayaa sheegay in wax isdabamarin ay ku dhaqaaqday Wasaarada Maaliyada Maamulkaasi.

 

Wuxuu sheegay Xildhibaan Maxamed Ibraahin in wali xildhibaanada Barlamaanka Maamulkaasi la siin mushaaraadkooda.

 

Intaa waxa uu warkiisa ku daray in daba gal ay ku samayn doonaan sababaha keenay bixin la’aaanta xaquuqda mudanayaasha Barlamaanka.

 

http://saadaalnews.net/?p=46876

Share this post


Link to post
Share on other sites

NISA captured biggest shabaab network in Xamar (video)

 

Alshabaab assassins Responsible for Killing MPs such as Saado Ali and other Government workers captured

 

 

Xajji Hassan ma failgaroobo , President manage to secure Mogadishu with population more then the entire Somaliland ...

 

President Hassan defeated Alshabaab in Mogadishu - Shabelle Hoose -Shabelle Dhex - Hiiraan - Galgaduud Next will be Middle Jubba

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this