Sign in to follow this  
Mooge

Djibouti trains riot police for Puntland

Recommended Posts

Mooge   

IMG_01591.jpg

 

Ciidamo Puntland ah oo tababar kusoo qaatay dalka Jabuuti oo dib ugu soo laabtay Gaalkacyo (Sawirro+Muuqaal)

 

December 30, 2014 4:09 pm GMT - Written by Ducaale - Edited by Ducaale

Gaalkacyo (PP) Waxaa dib ugu soo laabtay Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ciidamo ka tirsan Dowlada Puntland kuwaas oo mudo saddex bilood ah tababar ugu baqnaa dalka Jabuuti.

 

IMG_0159

 

Ciidamadan ayaa soo qaatay tababar ku saabsan hortaga rabshadaha waxaa garoonka diyaaraha ee Magaalada kusoo dhoweeyey madaxda ciimada ee Gobolka Mudug.

 

Capitan C/salaan C/laahi Cali oo ah hogaanka Ciidamadankan maanta soo gaaray Gaalkacyo ayaa sheegay in tababarka uu u socday mudo saddex bilood ah wuxuu sheegay in ay diyaar u yihin aqoontood ay ugu faa’iidaynayaan dadka iyo dalka Puntland.

 

Taliyaha Ciidanka Birmadka Gobolka Mudug C/rashiid Xasan Xaashi oo loo yaqaab Gabigabi ayaa sheegay in ay aad ugu faraxsanyihin ciidanka tababar soo dhamaystay wuxuuna u mahadceliyey dalka Jabuuti oo ciidanka ay kusoo tababarteen.

 

Mahan markii ugu horeysay oo Ciidamado ka tirsan Dowlada Puntland tababar lagu ay u aadan dalka jabuuti waxaa jira iskaashi dhinacyo kale duwan oo ka dhexeya Puntland & Jabuuti.

Share this post


Link to post
Share on other sites

<cite>
said:</cite>

Will they ever need these skills? i don't think so. its a waste.

 

You're kidding me right? Are you aware that every nation in the world, from Sweden to Chile to Mongolia have riot police right? You are aware that this stuff IS necessary right?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jalam   

I'm guessing Samiig has never seen Somali's protesting and ruining properties. It's at time like that these guys come in and stop those people. I remember back in 07 when Cadde Muuse was in charge reer Garowe starting rioting, burning tires, throwing rocks and all kind of shit in the city center. Whenever I remember that incident I cringe cause they ruined the city center. If we had a police riot non of that would've had happened. I welcome this.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this