Sign in to follow this  
malistar2012

Abdi Qeybdiid opens Hobyo Port after decades of dispute

Recommended Posts

Abdi Qeybdiid opens Hobyo Port after decades of dispute

 

1769114.jpg

 

 

22 Sano ka Dib Doonyo u Raraay Ganacsato Soomaali ah oo Kusoo Xirtay Dekada Hobyo

Nov 24, 2014 - jawaab

Wararka ka imaanaayo degmada hobyo ee gobolka mudug ayaa waxaa ay sheegayaan in maanta markii ugo horeysay 22 sano ka dib uu kusoo xirtay markad u raraay ganacsato soomaali ah.

 

Doontaan ayaa la sheegay in ay hor u dhac u tahay doomo kale oo la filayo in ay xiliyada dhow ku soo xirtaan dekada, doontaan ayaa kolkii hore ka timid dhanka muqdisho iyadoo saaka abaara 11:30 xilliga soomaaliya ku soo xiratay dekeda.

wararka ayaa intaa ku daraya in doontaan u raran tahay ganacsato deegaanka ah, ayno sido badeecado kala duwan, furitaanka dekeda hobyo ayaa yididiilo galinaysa ganacsata iyo dad weynaha gobolada dhexe, taas oo ay uga maarmi doonaan dekeda boosaaso ee maamulka puntland.

Share this post


Link to post
Share on other sites

from Mombasa to Mudug Hobyo

 

7.jpg

 

Doon u raran ganacsato Soomaaliyeed oo maanta ku soo xiratay Dekedda Hobyo

Published on November 24, 2014 by Mowliid · No Comments · 956 views

Dekedda magaalada Hobyo ee gobolka Mudug ayaa 18 sano kadib maanta waxaa ku soo xirtay Dooni u rarneyd ganacsato Soomaaliyeed, taasoo sidda badeecoyin kala duwan.

 

Doonida maanta ku soo xiratay dekedda magaalada Hobyo oo lagu magacaabo (Sabir Piya 1418) ayaa ka soo shiraacatay dekedda magaalada Mombasa, waxana soo rartay ganacsato Soomaaliyeed, iyadoo la filayo in dejinta Doontasi la bilaabo beri subax.

 

Magaalada Hobyo ayaa maanta laga dareemayay mashquul aad u farabadan, waxaana halkaasi gaaray gaadiid farabadan iyo xoogsato muruq maal ah oo isu diyaarinaya dejinta Doonidaasi.

 

Bulshada iyo maamulka degmada Hobyo ayaa soo dhaweeyay muddo dheer kadib in ay dib u howlgasho dekedda macmilka ah ee magaaladaasi.

 

Waa Doonidii ugu horreeysay ee kusoo xirata Dekedda magaalada Hobyo 18 sano kadib.

Share this post


Link to post
Share on other sites

172.jpg

 

What are these three up to Somali politics and situation changes fast for the last 5 years HG clan have have been busy developing Gobolada dhex infrastructure hospitals - schools business everything improved ......

 

they United the Gobolade dhex

 

several airports and Now a Port are open new policy coming from HG clan no more Anarchy invading others clans using force ......

 

 

The new HG are all about business they have the money they will be force to reckon with ....

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waryaa, Malistar, bal magaranweyday intaad noo soo masawiraysid taalooyinkii Boqor Keenadiid(A.U.N) uu xoolaha ku dhistay-- inaad noo soo masawirtid markabka aad leedaahay wuxuu kusoo xirtay xeebta Hobyo?

 

Next time, please share with us something a little more tangible than Mudane Cabdi Qeybdiid's hearsay shananigans (It was only last month, he was gonna build an airport for us poor Mudug folk ) :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

<cite>
said:</cite>

Waryaa, Malistar, bal magaranweyday intaad noo soo masawiraysid taalooyinkii Boqor Keenadiid(A.U.N) uu xoolaha ku dhistay-- inaad noo soo masawirtid markabka aad leedaahay wuxuu kusoo xirtay xeebta Hobyo?

 

Next time, please share with us something a little more tangible than Mudane Cabdi Qeybdiid's hearsay shananigans (It was only last month, he was gonna build an airport for us poor Mudug folk )
:D

 

 

Whats more better development Hobyo port open for business HG are making big comeback to the Gobolade dhex they are investing millions

 

 

IMG_4182.jpg

 

abdi qeybiid regardless of history Today his achievement and progress are excellent as the president of Galmudug ....

 

gobolada dhexe are building and with the new maamul coming soon more investment will come.

 

new road paving is taking place on the roads below

 

BusYZF.jpg

 

YSH3MS.jpg

 

Street lights

8kRl8M.jpg

 

l131Bm.jpg

 

Hotelkii Ugu Casrisanaa Deegaanada Galmudug Oo Gaalkacyo Laga Furay

1-235.jpg

 

Haya’adda I.C.R.C iyo Wasaarada Xanaanada Xoolaha iyo

Daaqa oo Mudo asbuuc ah deeganada Galmudug ka wada daweynta

Xoolaha

 

12.jpg

111.jpg

13.jpg

14.jpg

 

Tiro Xoolo Gaaraya ilaa 500,000 Ayaa ladoonayaa in la gaarsiiyo dawada iyadoo xoolahaas laga daweynayo Gooryaanka, shilinta, iyo cudurada ku

dhaca maqaarka xoolaha, iyo dhammaan cayayaanka xoolaha cuna waxayna isugu jiraan xoolaha loogu talo galay dawadaan Geela, lo’da iyo ariga

 

 

General Abdi Qeybdiid congrats on good Governance stability

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this