Sign in to follow this  
malistar2012

IBS finances agriculture donating dozen bulldozers progress in Mogadishu

Recommended Posts

International Bank of Somalia finances agriculture donating dozen bulldozers / Caterpillars

 

1-515x290.png?w=468&h=263

Bankiga Caalamiga Ee Soomaaliya Oo Beeraley Guddoonsiiyay Qalab.

November 18, 2014 - Written by editor

Maamulka Bankiga Caalamiga ah ee Soomaaliya tiro cagaf-cagaf ah ku wareejiyay qaar ka mid ah beeraleyda Soomaaliyeed kadib munaasabad ay ka qeyb galeen maamulka bankiga iyo qaar ka mid ah beeraleyda Soomaaliyeed oo lagu qabtay magaaladda Muqdisho.

 

4-515x289.png?w=468&h=262

Birye Maxamed Xaashi iyo C/rashiid Cilmi Sabriye oo ka mid ah beeraleyda maanta cagaf-cagafyada lagu wareejiyay ayaa uga mahadceliyay Bankiga caalamiga ah ee Soomaaliya sida uu ugu taaganyahay horumarinta wax soo saarka beeraha Soomaaliya.

 

Gudoomiyaha Bankiga caalamiga ah ee Soomaaliya Xasan Axmed Yuusuf ayaa faah-faahin ka bixiyay tiradan cagaf-cagafta ah oo ay maanta ku wareejiyeen beeraleydani Soomaaliyeed.

 

Agabkani maanta lagu wareejiyay qaar ka mid ah beeraleyda Soomaaliyeed ayaa waxa ay kaalin weyn ka qaadan karaaan wax soo saarka beeraha Soomaaliyeed, waana wejigii koowaad ee dhinaca maalgelinta ee uu bankigani u sameeyo beeraleyda Soomaaliyeed sida maamulka bankiga uu sheegay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

IBS has started investing and financing business its significant boost to the economy .The Nation Progress moving in a fast paced the country is moving toward Banking system catching up with the rest of the world .

 

banigaga%2Bcusub.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this