Sign in to follow this  
malistar2012

Ciidamo Somali eh si gaar ah u ilaalin doono Xarunta Madaxtooyada Somalia

Recommended Posts

Ciidamo Somali si gaar ah u ilaalin doono Xarunta Madaxtooyada Somalia oo maanta Muqdisho kasoo dagay

 

 

Waxaa maanta garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho kasoo dagay ciidamo gaar ah oo loogu tala galay ilaalinta Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ,kuwaa oo tababar heer sareeya kusoo qaatay Dalka Imaaraadka Carabta.

 

Ciidamadan maanta Muqdisho kusoo laabtay ayaa ah qeybtii Sadaxaad oo tababar kusoo qaata Dalka Imaaradka Carabta, waxa ayna Ciidankan si gaar ah loo soo baray qaabka loo ilaaliyo xarumaha Madaxda sare sida Madaxtooyada.

 

Waxaa sidoo kale Ciidamadan katirsan Dowlada Soomaaliya ee tababarka kusoo qaatay Dalka Imaaraadka Carabta loogu tala galay ilaalinta wafuuda sare ee dalka Soomaaliya soo booqata, waxaana ciidamadan loogu tala galay hub dhameestiran ay ku howlgali doonaan.

 

Dowlada Imaaraadka Carabta ayaa Dowlada Soomaaliya waxa ay gacan ka siisa tababarka ciidamada gaarka ah iyo sidoo kale kaalmooyin kale , waxa uuna Imaaraadka Carabta kamid yahay dalalka sida joogtada ah u taageera Dowlada Soomaaliya.

 

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com

Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

 

 

gaar_1.jpg

 

gaar_2.jpg

 

gaar_4.jpg

 

gaar_5.jpg

 

 

gaar_6.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

MMA the news that reaches me from Mogadishu suggests and backs those comments I made.

 

If not all, majority would be, and that is a tragedy for the effort of rebuilding the country.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this