Sign in to follow this  
malistar2012

Somali new map Gov Authority reaches Mudug

Recommended Posts

Somali new map Gov Authority reaches Mudug

 

 

 

BzSFevqCAAAfMsJ.jpg:small

 

 

 

photo_1360577729317-1-0.jpg

 

Gov defeating Alshabaab in South Great Job

 

 

central state process is moving fast Paced

 

 

Guddiga farsamo ee maamul u sameynta gobollada Mudug iyo Galguduud ayaa wada wada tashiyo loogu diyaar garoobayo sidii loo furi lahaa shirka lagu dhisayo maamulkaasi.

 

Madaxweynaha maamulka Galmudug ayaa shalay gaaray magaalada Dhuusamareeb oo ay ku sugan yihiin qaar ka mid ah guddigaan ayadoo kulamo uu la leeyahay wasiir ju xigeenka wasaaradda arrimaha dibadda Xildhibaan Mahad salad, Xildhibaan Jawaahir Axmed Cilmi iyo masuuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Galguduud.

 

Guddigaan ayaa horay ula soo kulmay maamulka Ximan iyo Xeeb ee magaalada Cadaado iyo qeybaha bulshada ee ku sugan magaalooyinka gobolka Galguduud.

 

Dowladda Soomaaliya ayaa guddi u saartay fududeynta maamul ay yeeshaan gobollada Mudug iyo Galguduud, ayagoo wada tashiyo iyo dowr dib u heshiisiineed u fududeynaya qeybaha bulshada iyo maamullada gobolladaasi."

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this