Sign in to follow this  
malistar2012

Somali Capital Governor meets his counter part in Turkey History repeats

Recommended Posts

Somali Capital Governor meets his counter part in Turkey they say history repeats itself

 

muungaab.jpg

 

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Jen. Xasan Maxamed Xuseen "Muungaab"ayaa magaalada Istabul ee dalka Turkiga kula kulmay dhigiisa magaaladaas Hüseyin Avni Mutlu, iyagoo ka wada hadlay xiriirka labada magaalo oo horay u wada galay heshiiska mataaneynta Muqdisho iyo Istanbul.

 

 

Jen. Muungaab ayaa guddoomiya Istambuul uga warbixiyey xaaladda dalka Soomaaliya, gaar ahaanna horumarka arrimaha amniga, siyaasadda, dib u dhiska iyo mashaariicda kale ee horumarineed ee ka socda Muqdisho.

 

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ayaa uga mahad celiyay dowladda Turkiga iyo shacabkeeda taageerada ay la garab taagan yihiin shacabka Soomaliyeed, taasoo uu sheegay in aysan hilmaami doonin.

Gudoomiyaha Istanbul wuxuu ku amaanay maamulka gobolka banaadir howlaha horumarineed iyo wax ka qabashada amaanka oo noqday mid soo hagaagaya, isagoo u rajeeyay shacabka Soomaaliyeed guul, iyo in Soomaaliya lugaheeda isku taagto.

<img src="

9hULxbi.jpg

 

Hüseyin Avni Mutlu ayaa isna dhankiisa ka hadlay qorshaha Dowladda Turkiga, gaar ahaan mashaariicda horumarineed ee ay ka wato Soomaaliya.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

mungab is not a bad guy niyoow. he is way better than qoslaye and Puntland approves all the work he is doing. keep up the good job Muungaab.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this