Sign in to follow this  
malistar2012

post-warlord/ Terrorist era The Rebirth of Stable Somali Nation

Recommended Posts

Ismahaan   

Malistar brother Alle ha sahlo. Anigu waxaanba qabaa in warlords kii la qaatey waayo iyagaaba soomaali ahaa arin ka daran baa soo socota. Soomaalida awalba ciidamada heegan lama galineen oo aduunku waa hurdee maxaa hada hurdada ka soo salaliyey? Ma la is waaydiiyey? Aniga waxaay ila tahay generals kii soomaaliya intii badnaayd waa la dilay, aqoon yahanadii waa la laayey, dad lagu adeeganayo baa arintaan falay. Hada war lords ka iyo wixii xabad haaysta waa laga aruurin waayo dalkaan qof madax kor qaada in lagu reebo lama rabo. Dalkaan anigu waxaan aaminsanahay in lala wareegayo. Hadii asxaan la inoo falo waa iyadoo nimankaan sanka waa ween korkaas inaga haaystaan, cadaankuna resources kiisa la soo baxo.. Inaguna noqono shacab edab leh oo la gumaaysto. Hadii kale wadamada dariska ah baa la inoo dhiibayaa. Koley labadaas mid baay noqon. Aduunku nabad soomaaliya lama rabo ever.

Share this post


Link to post
Share on other sites

 

Soomaalida awalba ciidamada heegan lama galineen oo aduunku waa hurdee maxaa hada hurdada ka soo salaliyey? Ma la is waaydiiyey?

 

Alshabaab Kawarijiy baa aduunka Keena Somalia si kale Maaha ....

 

 

After decade of war and famine today Somalia is showing hope the future looks bright

 

we are seeing state building , we are witnessing regions building and developing .

 

- All Government institution are working and building

 

expect the Gov to get stronger

 

expect strong Constitution

 

expect multi party system

 

expect Huge Investment

10660093_751453031583159_630463982166340

 

10636562_751453074916488_855225929373908

Bv5VSbXIMAAKbdB.jpg:large

 

 

 

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ismahaan   

<cite>
said:</cite>

Let's be realistic Malistar.

Well said Ismahan.

Thank you brother.

 

 

 

 

Being realistic, in itself, does not necessarily entail that we should loose hope.

 

WE MUST PERSEVERE!

 

Tallmook@

In Somali territory, there’s no functional government to make or enforce regulation.The current government cannot even control its own capital or even its presidential place let alone whole Somali territory.Vast areas of the country have been occupied by brainless Fuufu and Somalia’s historical enemies, Ethiopia and Kenya. Kenya and Ethiopia can be expected to pursue what they consider to be their own national interests, bringing large parts of Somalia under their direct or indirect control (as they just claim Somalia territorial water), while fulfilling their obligations to the western societies. Some Other parts are controlled by a group of criminals all-shaaydiin again created by our enemies. Let's be realistic If the International actors want help Somali people why don,t they start to rebuild Somalia's armed forces that can take control of security in the country ? The focus should be on creating a national Somali army because a strong military is the only way that Somalia can actually gain control of it's territory and it's affairs. It can stop enemies from coming in. It can defeat extremists. It can gain control of it's territorial sea from the pirates and illegal fishers. We all know that AMISOM, UN or neighboring countries wont protect our territory.The U.S, Turkey and Egypt have all stated that in their different capacities, they will train, arm and fund a "new" Somali Military, where are those?

 

The white men have already built fancy houses on our capital beaches , port and air port and the so called our leaders gave them these territorial land and again, there was no approval from Parliament. Meelihii soomaalidu iska difaaci lahaayd dhan sida air port, dekadii, baddii iyo hawadii cadow baa haaysta oo qaaybsaday. Brother Cadaanku meesha waay dhisanayaan , jails waa weeyna waa ka dhisayaan, yaa loo dhisayaa jails kaan oo lagu xareen. Maskaxdu ha shaqeeyso soomaaliya waa la haaystaa 100%.

 

One article stated'' Still, over the past year, the United States has quietly stepped up operations inside Somalia, American officials acknowledge. The Central Intelligence Agency, which largely finances the country’s spy agency, has covertly trained Somali intelligence operatives, helped build a large base at Mogadishu’s airport — Somalis call it “the Pink House” for the reddish hue of its buildings or “Guantánamo” for its ties to the United States''.mmm interesting.

 

Another one stated''

''Dress code for SNA troops is all but non-existent, with some personnel wearing civilian clothes and others a variety of military uniforms. Three SNA officers sitting a few metres away are dressed in camouflage gear. One has a Chinese uniform, the second a Turkish and the third a US uniform.''

 

"It's true we [sNA] don't have uniforms and we don't have enough ammunition," said Yaro. "An AK-47 has 30 bullets in a magazine for each soldier. If someone has eight magazines is it possible to fight with him?

Share this post


Link to post
Share on other sites

post-warlord/ Terrorist era Somali Gov Bans all weapons in Mogadishu The Nation Capital

 

 

DAAWO VIDEO:Ciidamada Nabad sugidda oo gacanta ku dhigay hub iyo gaadiid

Published on September 6, 2014 by Mohamed White-ka · No Comments · 747 views

Ciidamada Nabad sugidda iyo Sirdoonka ayaa maanta howlgallo ay ka sameeyeen qaar ka mid ah degmooyinka Gobolka Benaadir gacanta ku dhigay hub iyo gaad lagu sheegay in loo isticmaalayay falalka amni darrada ah.

 

Howlgalka oo ahaa mid ay ciidamadu ku xaqiijinayeen amniga caasimadda, ayay ku soo qabteen 29 qori oo ah nooca AK47, ku Todobo bamgacmeed, labo bistoolo oo ah nooca Tee-teyda loo yaqaan, Todobo gaari oo la rumeysan yahay in loo adeegsado falalka amniga lagu qal qalgelinayo, sideed booshashka qoriga lagu qaato ah iyo qaar ka tirsan kooxaha nabad diidka ah sida uu Warbaahinta u sheegay Afhayeenka Wasaaradda Amniga Qaranka Maxamed Yuusuf.

 

Afhayeenka Wasaaradda Amniga Qaranka ayaa sheegay in howgalkii maanta ay ciidamadu ka sameeyeen Muqdisho uu ahaa mid lagu xoojinayo nabad gelyada caasimadda, isla markaana ay joogteynayaan howlgallada lagu baacsanayo kooxaha maleegaya falalka ka dhanka ah amniga, isagoo shacabka ka codsaday inay sii xoojiyaan taageerada ciidamada amniga ee ku howlan adkeynta nabad gelyada.

 

Howlgalladaan ayaa ah kuwa sii xoojinaya xaaladda amni ee Muqdisho oo maalmihii ugu dambeeyay ka soo kabanayay falalka bulshada lagu dhibaateynayo oo ay sameynayeen kooxaha nabad diidka ah.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ismahan.

Meelihii soomaalidu iska difaaci lahaayd dhan sida air port, dekadii,

 

 

 

For your Information the Port and airport are going through tremendous Investment and reconstruction.... are you against that ?

 

sounds like you are against investment and development That's going on in Mogadishu ?

 

post-warlord/ Terrorist era Mogadishu Port

 

 

2d979u.jpg

 

Construction of Terminal 1 Airport

 

http://i.ytimg.com/vi/5D1UMr8_eEc/hqdefault.jpg?w=160&h=120&sigh=98USmLPosiXkq5az3cPfBEE5VPY

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

 

”Dress code for SNA troops is all but non-existent, with some personnel wearing civilian clothes and others a variety of military uniforms. Three SNA officers sitting a few metres away are dressed in camouflage gear. One has a Chinese uniform, the second a Turkish and the third a US uniform.”

 

“It’s true we [sNA] don’t have uniforms and we don’t have enough ammunition,” said Yaro. “An AK-47 has 30 bullets in a magazine for each soldier. If someone has eight magazines is it possible to fight with him?

 

 

 

newly trained Somali Arm Force chasing the Terrorist

 

http://newsomali.com/wp-content/uploads/2014/04/1117.jpg

 

326.jpg

 

HLG8.jpg

 

201438635298806479528402gari_5.jpg

 

 

Somali Gov troops are leading the battle advancing beating the enemy the future is bright , the campaign to build strong National Army is going well and moving fast paced .

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ismahaan   

Malistar aniga iyo dad badan oo ila mid ah fekerkaygagu waa Soomaaliya waa la gumaaystaa, Soomaaliya cadowgeedii baa ka taliya iminka, Soomaaliya waxaay dib ugu laabatay gumaaysi cusub. Soomaaliya dhulkeeda iyo biyaheeda midna kama taliso waa la haaystaa. Or Are you saying the so called Somali government are controlling Somali territory? Somaali president isku sheeg waa a puppet hadba wixii international community iyo dalalka dariskeena ah u sheegaan sameeya, arimahahoodana u fuliya..its fact. Somaali leaders dhana waa lagu shaqeeystaa ee shacabka uma shaqeeyaan. Mida kale air port kaan waxaa haaysta shirkad ajaanib lacagtana qaata soomaaliya wax ka soo gala baba iska yar. Faanka badan iyo qabiil difaac iyo qof kale feker kiisa ku qabsi waxba ku tari mayo. Dadku runta in aay sheegaan miyaad u diidan tahay oo danahooda ka tashtaan adoo difaacaya shaqsiyaad? Ninkaan waa nin reer muqadisho ah, runtii sheegay ma cadowga muqadisho baa marka? Hadii runta laga hadlaba cadowga reer hebel ama cadowga muqadisho baa la yahay haye? Caadi iska dhig bro.

Share this post


Link to post
Share on other sites

 

ciidanka Qabsan lahaa Dalka Somalia

 

turkey.jpg

 

 

 

Somali Air force - Naval force - Ground Force Training in Turkey

 

Dowladda Turkiga oo inta badana taagero hiil iyo hooba ah la garab taagan Soomaaliya ayaa waxaa ay Tababro siisaa dhalinyaro loogu tala galay in Mustaqbalka dhow ay noqdaan Ciidamada Cirka SOomaaliya (Somali Air Force).

 

 

somali-airforce-2-300x168.jpg

 

 

somali-airforce-3.jpg

 

somali-airforce-1.jpg

 

 

 

The future looks good Somalia will once again dominate East Africa ........

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ismahaan, that photograph of Kenya and Ethiopia dividing up Somalia is outdated, and drawn during a time when Somalia was in severe turmoil. This map was drawn around the time of the 2011 famine, but facts on the ground have changed considerably since then.

 

Puntland and Somaliland already have functioning States, so what would be the legal justification for the Ethiopians to annex it? South Somalia is already getting back on it's feet, there is reconciliation going on right now in the South between different clans in Bay province, in Hiiraan, in Jubbaland, and other places. And the Somali Army is expanding it's reach.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

<cite>
said:</cite>

 

 

This is on insult to the Brave Somali People two of the poorest Nation Kenya and Ethiopia that's totally embarrassment they can even feed their population let alone invade another Nation and definitely not the Lion of Africa aka Somalia ....

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ismahaan   

Doctorkenney@ The states cannot do nothing as long we have federal government that protect our territorial water and land. Look at it now the Somali sea is sold by the Kenyans two times by the so called Somali leaders,..this time we don't know what is going to happen. What can state government do in this stage? By the way Dr Culusow is talking about right now and what may happen in 2016. The reality is all those places you have mentioned except somaliland and Puntland is controlled by foreign troops. Even Somaliland and Puntland there are Somali troops that are trained and supported by US and trust me they are not even part of the Puntland or somaliland arm.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this