Sign in to follow this  
malistar2012

Dowladda Maraykanka oo Soo Dhaweeysay Maamul u Sameenta Gobolada Dhexe Somalia.

Recommended Posts

 

white-house.jpg

Dowladda Maraykanka oo Soo Dhaweeysay Maamul u Sameenta Gobolada Dhexe Somalia.

 

War saxaafaadeed uu ku saxiixnaa sii hayaha Safiirka dowladda Maraykanka ee dalka Somalia Brian H.Phipps ayaa soo dhaweeyay saxiixa hishiis qorshe lagu sameenayo maamul goboleed ay yeeshaan gobolada dhexe dalka Somalia.

 

Maraykanka ayaa ku amaanay dhinacyadii saxiixay hishiiska lagu dhisayo ama maamul loogu sameenaayo gobolada dhexe dalka Somalia kaas oo maalintii shalay oo arbaco ahayd 30 bisha July lagu saxiixay magaalada Muqdisho.

 

“Dowladda Somalia waxay soo dhaweenaysaa hishiiska muhiimka ah islamarkaasna ay ku boorinaysa in lasii wado hanaanka lagu dhisayo maamulada gobolada Somalia lagu sameenaayo ayuu yiri Sii hayaha Safiirka dalka Maraykanka u qaabilsan dalka Somalia.

 

Dalka Maraykanka ayaa wali taageero joogto ah siiya dowladda Somalia si ay nabad iyo xasilooni ugu noolaadaan shacabka Somalia.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Solve the key factors inside, then pronounce new maamul goboleed when you think there would be no opposition. it saves both time and energy as well as resources.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this