Sign in to follow this  
malistar2012

Feysal Cali Waraabe: Booqashadii Gaas eeJig-Jiga waa durbaan qabill

Recommended Posts

Feysal Cali Waraabe: Booqashadii Gaas eeJig-Jiga waa durbaan qabill

 

Waraabe ayaa weerar ku qaaday madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, oo dhawaan booqasho ku tagay magaalada Jigjiga ee xarunta dowlad deeganka Soomaalida Ethiopia.

Wuxuu sheegay booqashada uu ku tagay Jigjiga in ay la xiriirto durbaan qabiil oo uu doonayo in uu ka hirgaliyo laga billaabi Garoowe, Wardheer ilaa iyo Kismaayo.

“Ninkaa madaxweynaha ka ah Puntland waxaan is lahayn markii la doortay waxbuu ka badali lahaa balse wuxuu wataa durbaan qabiil oo uu doonaayo in uu ku tumo Garoowe, Laasacaanood,Kismaayo iyo ilaa kilanka shannaad” ayuu yiri Feysal Cali Waraabe. Feysal Cali Waraabe ayaa ugu baaqay madaxweynaha Puntland in isbadal ku sameeyo dhaqanka uu la soo baxay ee ah in uu qabiilkiisa ku baahiyo deeganno ay ku jirto dhulka Ethiopia”Taasna

waxa ay dhibaato ku noqon doontaa” ayuu yiri xukuumada Addis Ababa.

Wuxuu kaloo sheegay Feysal Cali Waraabe in Sool iyo Sanaag aaney cid gaar u leh, oo qabiil kasta ayaa deggan ayuu yiri.

 

 

Ugu dambeyn wuxuuu sheegay intii uu joogay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya in uu kulamo la qaatay diplomaasiyiin caalami ah iyo mas’uuliyiin

ka tirsan dowladda Soomaaliy

Share this post


Link to post
Share on other sites

 

When Oday Faysal was asked "what is wrong with visiting Jigjiga, everybody goes there"?. Faysal's response was something to the effect of " ha, laakiin ciyaarta loo ciyarayey baa ahayd hab qabiil"!. Kkkkkk

 

Waar dee faysal Dhaantaduu ka xanaaqay:-)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this