Sign in to follow this  
malistar2012

Al-Shabaab oo meel fagaaro ku toogtay Wiil uu adeer u yahay Faroole

Recommended Posts

 

FAROOLE.jpg

 

 

 

Baraawe (Kalshaale.com) Wararka naga soo gaaraya magaalada Baraawe ee gobalka Shabeellaha Hoose, ayaa sheegaya in meel fagaaro ah galabta Al-Shabaab ay ku toogatay seddax nin oo ay ku sheegtay in ay ahaayeen basaas.

 

Ragga la toogtay waxaa ku jirra nin uu adeer u yahay madaxweynihii horre ee Puntland, Cabdiraxmaan Faroole.

 

Xeer-Beegti qaadaysay dacwada lagu soo eedeeyay raggan ayaa goobta dilka ka hadlay, wuxuuna goobta ka sheegay seddax nin magacyadooda iyo eedeemaha loo heesto.

 

Ragga magacyadooda goobta laga sheegay waxaa ka mid ah Axmed Cabdulaahi Maxamed Faroole, oo ah 47-jir uu u adeer u yahay madaxweynihii horre ee Puntland Faroole.

 

Ninkan ayaa la sheegay in laga soo qabtay dagaal ka dhacay buuraha Galgala ee gobalka Barri isagoo basaas u ahaa maamulka Puntland sidda uu sheegay sarkaalka Al-Shabaab u hadlay.

 

Waxaa kaloo ragga la toogtay ka mid ahaa Maxamed Geelle Cabdulle oo 29-jir Basaas u ahaa dowladda Faransiiska gacanna ka geestay weerarro badan oo ka dhacay Shabeellaha Hoose sidda uu sheegay sarkaalka u hadlay Shabaab.

 

Waxaa ninka seddaxaad uu ahaa Cabdiraxmaan Cabdikadiif Axmed oo 23-jir,la sheegay in uu la shaqeen jiray dowladda Soomaaliya, isagoona xoggagaha uga qaadi jiray goobaha Shabaabka ay ku sugan yihiin.

 

Dacwad qaadaha maxkamadda ayaa goobta ka sheegay in dhammaan seddaxda nin ay qirteen dambiga lagu soo eedeeyay siddaas darteedna uu xukunkooda yahay dil,sidda uu yiri.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

Niyoow the terrorist don't care about who is a brother to who. their agenda is to be yes men to the cave dwellers in Afghanistan and do whatever despicable act the goats there order them to do. they are numb, blind and have no feeling whatsoever. you can even call them human robots.

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

What a useless article. Hebel oo basaas ahaa iyo wax la mid ah. Kuwani ma Al-shabaab ayey probagaando u fidinayaan mise war bay shhegayaan. miyey dhahaan dad maskaaiin ah oo xagjirku alaayeen iyo wax la mid ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this