Sign in to follow this  
Mooge

minister Xasan Aloore focuses on security

Recommended Posts

Mooge   

170.jpg

 

Wasiirka cusub ee wasaarada amniga iyo hub ka dhigista Puntland Xasan Cismaan Maxamuud Aloore ayaa maanta shir la qaatay qaybaha kala duwan ee bulshada Garoowe, saraakiisha amaanka iyo maamulka gobolka Nugaal

 

Shirka ayaa ahaa mid saacado badan socday waxaana intiisa badan looga hadlayey in xal laga gaaro caqabado dib u dhigay dhismaha jidka laamiga ah ee Islaan Maxamed iyo amaanka guud ee xaruunta gobolka ee Garoowe.

 

Maamulka gobolka iyo saraakiisha amaanka ayaa dadweynaha uga digay inay qaadaan talaabooyin hor istaagi kara adeegga bulshada. Dadka degan jidka cusub ee dhismhuhu ku socdo ayaa diidan in la dumiyo dhismayaal sharci daro ah, sida maamulku sheegay

 

Gudoomiyaha gobolka Nugaal Cabdi xirsi Cali oo jeediyey hadal dheer oo khuseeya amniga iyo arinta dhismaha jidka, wuxuu sheegay in dhamaan qaybaha bulshada ee shirka ay ku casumeen ay u sheegayaan in talaabo laga qaadi doono dadka caqabada ku ah dhismaha laamiga.

 

Docda kale, qaar ka mid ah nabadoonada oo iyana hadlay ayaa boggaadiyey go’aanka dowladda iyo dhismaha jidka, waxay sheegeen inaysan raali ka noqon doonin in la hor istaago danaha guud ee dadweynaha.

 

Wasiirka amniga Xasan Maxaxmuud Aloore oo isna hadlay ayaa nabadoonada ugu baaqay inay u tagaan dadka caqabada ku ah dhismaha jidka si xal wanaagsan loo gaaro.

 

“Dhulka waan hagaajinaynaa hadii alle yiraahdo, shacabka waxaan idika dalbanaynaa nala shaqeeya.” Ayuu yiri wasiirka amniga Xasan Aloore oo shacabka Garoowe ka dalbaday in loo dhabar adaygo dhismaha jidka lagaga hadlayey shirka

Share this post


Link to post
Share on other sites

I would have given this post to Said Dheere he has what it takes, i have nothing against the minister but i don't think he has the experience nor charisma to lead the ministry.

Mooge, BTW I was told he was a member of Cade's ciyal-Butano gangs ;).

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

beergaal, double_decker, siciid dheere needs to have direct control of armed forces. we can't loose him. minister is executive and position doesn't have much power as siciid dheere has. i don't think siciid dheere wanted minister position because he has more power to influence security. xasan aloore did a good job when he was heading petroleum and engergy when cadde muuse was in office. he is the one who helped all the oil exploration and laid the foundations for faroole's group.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this