Sign in to follow this  
Cadale

shacabkamedia the funniest somali website

Recommended Posts

Cadale   

LOOOL

 

Shacabkamedia ayaa Heestan u soo xulay Reysalwasaarihii hore ee Dawladda Federaalka Saacid waxaana heestan lagu magacaabaa (Wadada cagta-saar)(Get the road Jack)

Waxaa xusid mudan arimaha Jubbaland intii ay socotay,inuu noqday shaqsi loo adeegsado inuu caqabad ku noqdo,xitaa wuxuu awoodi-waayay markii uu Kismaayo booqday,550-Oday ee Beesha ******* u badnaa ee Ugaaska ****-******* ku jiray inuu Goobtii Shirk Kismaayo ka socday ee Jaamacadda ku soo booqdo ayuu diiday,isagoo ka cudur-daartay casumaadii Odayadda Jubbaland u fidiyeen,balse dantii laga lahaa maanta hadii la ceyriyay uma ooynayno ,wuxuuna hadda Madaxtooyadii dhex-joogaa isagoo dhabanadda iyo dhafooradda heysta,kuna calaacalaya maxaan Reer Tolkeey Jubbaland godob uga galay?maantana sheekadiisa waxay maraysaa (Markii aan Tabar-hayay Talo ma heynin,maanta oo aan Talo hayana Tabar-ma-hayo.

Nin walba oo Beesha ******* ah oo intii Reysalwasaare laga dhigo sidii Saacid u dhaqmana,ogoow waxaa ku dambeyn-doonto qaabkii Saacid loo bahdilay in lagu bah-dili-doono

Xasuusin/R/wasaare kasta oo Daaroood ah oo talada Tolkiisa diida Wadada Saacid uu maray ayuu kuu dambeyn-doonto)

 

 

 

 

 

http://shacabkamedia.com/warka/index.php?option=com_content&view=article&id=3719:hees-saacid-sh-media-u-soo-helayxasuusin-heestan-12-kii-nofeembar-ayaan-soo-daabacnay&catid=1:warka-gudaha&Itemid=3

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cadale   

Daawo:Saacid iyo Caruurtiisa iyo Xaaskiisa oo ka guuraya Madaxtaxtooyadda Villa-Soomaaliya:Kaameeradda Wareegta ee Shacabkamedia PDF

 

 

.

 

 

http://shacabkamedia.com/warka/index.php?option=com_content&view=article&id=3722:daawosaacid-iyo-caruurtiisa-iyo-xaaskiisa-oo-ka-guuraya-mtaxtooyaddakaameeradda-wareegta-ee-shacabkamedia&catid=1:warka-gudaha&Itemid=3

 

 

 

Poor saacid.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Saacid masiibo ku dhacday wuxu aha nin iska ma diida ah oo cid walba la saaxib ah damul jadiid ba heley oo aan u naxariisan shacabka media na wa funny site they write it news in a very unprofessional way kinda reminds me of waagacusub

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cadale   

I feel sorry for the poor man runtii markii lagu daneystay dantii lahaa laga gaarey baa la eryay used and abused bahdilaad walaahi!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

i disagree he was used but not abused he was just a very humble guy did not question damuljadiid allot , isaga iska jecla hurdada and loved to operate as a mere deputy. He choose this way of life after the bank scandal the best way to minimize the damage was to get rid of him. And blame all the dysfunctionality on the sleeping prime minister

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this