Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somalilander elected as New port councilor in Wales UK.

Recommended Posts

muwaadin ka soo jeeda jsl oo ku guulaystay doorashada degmada ' pill south

 

muwaadin ka soo jeeda jsl oo ku guulaystay doorashada degmada ' pill south

News

 

Musharax u dhashay oo ka Soo Jeeda JSL ayaa ku guulleystay doorashadii Golaha Degaanka Degmada Pill oo ku taalla Magaaladda 'Newport' ee Koonfurta Wales/UK.

 

 

Maayarka ( Councillor ) Md. Cumar Axmed Cali wuxuu u dhashay oo ka soo jeedaa dalka JSL waana nin ku dhaata dalkiisa JSL oo uu goor walba u ololeeyo qadiyaddeeda iyo meel-marinta madax-banaanideda.

 

Maayar ( Councillor ) MD. Cumar Axmed Cali ayaa guud ahaan noqonaya shakhsigii u horreeyay ee Somaliyeed oo ku guuleysta xubinimada gollaha deggaan. Inkasta oo ay Somalidu gobolkan ku noolaayeen in ka badan boqol sannadood oo ay ahayd xaruntii Bad-Mareenka ( Sea Man ), haddana cidina hore ugumay guulleysan.

 

Jagadan ayaa waxaa banneeyay nin lagu magacaabo Ron Jones oo hayey jagadan ku dhawaad konton sanadood.

 

Maayar ( Councillor ) Md. Cumar Axmed Cali wuxuu u dhashay dalka JSL. Waana nin ku dhaata dalkiisa hooyo JSL oo uu had iyo goor u ololeeyo qadiyadda iyo meel-marinta madax-banaanida JSL.

 

Shacabka JSL ee ku nool Koonfurta ( South Wales ) oo ah Qurba-Joogta ugu firfircoon ayaa aad u soo dhaweeyay guushan, iyaga oo rajeenaya in uu door muhiima ka qaato qadiyadooda.

 

Media

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this