Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

One of the 3 Presidents of Khatumo is a secret agent for the Garowe clan enclave.

Recommended Posts

Hawdian   

Jacaylbaro;986994 wrote:
Khaatumo on Khaatumo .... I can see the end of the project.

Yea something like that. Another meeting in taleex.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Anigu waan ka soo horjeedaa qoobbadaha yaryar ee dalka loo kala qaybinayo, but I know am the lonely wolf. Khaatumo iyo Somaliland ma kala go'i karaan waayo wax badan baa ka dhexeeya. Waa dad wada dhashay oo isku dhaqan ah, waxaana laga yaabaa inay aakhirka ay isfahmaan.

Puntland qudheedu waxay ahayd inay ku darsato Galmudug, waayo dhalaso iyo dhaqanba way wadaagaan mana kala maarmi karaan.

Deep south waxba kama aqaan, laakin waxaan malanayaa kuwo hadda kala siyaasada inay israaci karaan hadday wada hadlaan. Somalideenu wada hadalka (dialog) kuma wanaagsanin, waxaana u sabab ah reer miyinimada ku salaysan islaweynida: "anaa amiir wa anta amiir faman yasuuqal ximaar".

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this