YoniZ Posted November 6, 2013 Waryaa Kheyr, قل ماشاء الله Meesha xoogaagii lahayey waa loo huray, mana aha Europe ee sidaa ula soco. Gawaaridii Mark II, ee midigta laga wadayna shaqo fiican ayaa loo yeelay. Calaamada 'P' iyo dareyskan buluuga ah mala socotaa in qolyahan gacantood go'dayga ah ee UNPOS inay masuul ka yihiin. Waa ciidan horumarsan marka lagu miisaamo xaaladda iyo duruufaha ka jira meesha uu ka shaqeeyo. Quote Share this post Link to post Share on other sites