Sign in to follow this  
xiinfaniin

A Somali Progress Hiiraan Online Would not Report

Recommended Posts

Gheelle.T;980771 wrote:
Abtigiis ooh-I meant Alle Ubaahne oo soo toosay. Welcome back waryaa
:)

Horta igu salaama Abtigiis, ma joogaa wali?

 

Where is Bashi, as well?

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Alle U baahne, salaan sare sxb, soo dhawoow in kastoo Xiin igala hor marey soo dhaweynta.

Baashe waa joogaa, Abtigiisna arbaciina yawman ayuu muska ku maqanyahey.

 

 

Waan ku arkaa inaad meel fiican ka bilowdey bahasha, waagii cabdulklaahi ysuf ayaa kuugu dambeysay SOL, gadaashiis marxuumka waxaa ka dambeeyay laba madaxweyne, oo kii ku xigey cabdullaahi uu 10 wadan oo Africaana wadanka keenay, 10kaasna wadan ciidankooduna uu President Hassan ku kifaaxayo hada, waxaanu ka mid aheyn dadkii aad u dhaleeceen jirey cabdullaahi yusuf iyo ciidankiisa itoobiyaanka waa saan hadalka u dhigi jirnee, hadee qeebtaada libaaxa ka qaado oo dhaleecee kuwaan hada ciidamada afrikaanka wadanka ku soo wado maalin daa'ina illaa 2007kii, mise ciidan baa ciidan ka fiican miyaa sheekada abti,

 

 

anigu dooni maayo ciidan shisheeye, colkaan anaga iska celin weynay ciidan shisheeye naga celin maayo

Share this post


Link to post
Share on other sites

nuune;980832 wrote:
Alle U baahne
, salaan sare sxb, soo dhawoow in kastoo Xiin igala hor marey soo dhaweynta.

Baashe waa joogaa,
Abtigiisna
arbaciina yawman ayuu muska ku maqanyahey.

 

 

Waan ku arkaa inaad meel fiican ka bilowdey bahasha, waagii cabdulklaahi ysuf ayaa kuugu dambeysay SOL, gadaashiis marxuumka waxaa ka dambeeyay laba madaxweyne, oo kii ku xigey cabdullaahi uu 10 wadan oo Africaana wadanka keenay, 10kaasna wadan ciidankooduna uu President Hassan ku kifaaxayo hada, waxaanu ka mid aheyn dadkii aad u dhaleeceen jirey cabdullaahi yusuf iyo ciidankiisa itoobiyaanka waa saan hadalka u dhigi jirnee, hadee qeebtaada libaaxa ka qaado oo dhaleecee kuwaan hada ciidamada afrikaanka wadanka ku soo wado maalin daa'ina illaa 2007kii, mise ciidan baa ciidan ka fiican miyaa sheekada abti,

 

 

anigu dooni maayo ciidan shisheeye,
colkaan anaga iska celin weynay ciidan shisheeye naga celin maayo

Horta Nuunow, mahadsanid. Waa runtaa wax badan ayaan isla wadi jirnay, haatanna waxaan filayaa inaan isla sii wadi doono sababtoo ah wali waxaa naga dhexeeya dantii qaran ee na isku kaaya xiri jirtay. Balse waxaan qirayaa in wax badani ay is badaleen mudadii aan idinka maqnaa, gaar ahaan, dhankeyga, laakiin aniga wali waan kasoo horjeedaa ciidan shisheeye. Waxaan aaminsanahay in dalka dowlad dhibka ka saarta oo awood leh loo helo, midda haatan jirtana waan la soconaa iimaheeda iyo kartida ay leedahay. Hadii ay qolo rabto in ay gaar isku taagto ama dowlad xumo jirta awgeed ha ahaato ama dano qabiil, anigu yeeli maayo, waadna ogtahay oo qabiilkeyga ayaan ka diiday taas, mid kalena warkiis daa.

 

Waxaa na anfaca waanu garaneynaa, waa dowladnimo, aan ka shaqeyno sidaan ku gaari laheydn hadafkaas, oo hala yareeyo tafaraaruqa, ogowna, practically speaking, the Somali issue, with all its complexity, requires substantial amounts of patience and hard work. Anything less, is bound to fail. So, majo dhooqo, midba mar ayaa la siibaaye, aan arinta naga dhexeysa iskugu tagno, oo yaanan yeelin arinta hoose ee tolka oo aan ognahay in qarannimo lagu gaari waayay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Jacaylbaro;980877 wrote:
Alle u baahne is Alive ?? ,,, looooooooooooool ,,, Soo dhowow sxb ,, been long time

Ahahahaha, Waryaa Jacaylbaro, mahadsanid sxb runtii, long time, indeed! Waxaa iga lumay password-kii, sidaas ayaan idinkaga maqnaa, ee ii waran, gabadhihii meeshaan ku jiray oo aad igu qabsan jirtay mar walba, imisaad ka qabatay, koleey waan ku garanayaa intaan maqnaa baad ka naqeysatay SOL, loooooooooooool.

 

Sida kale, maxaa lagu hayaa meesha, bal carada ikal tustus, yaanan ku dhex lumine. lol

Share this post


Link to post
Share on other sites

looooooooooooooooooool ,, Gabdhuhu inaan oday gaboobay ahay may garanayn ,, mid kasta markaan sawirka u diro uun bay carartaa niyow ,,, ana dee isma yarayn karo oo afkuun inay igaga hadhay ma oga ,,,, Hadda iyagoo islaamo ah baanu "Salaamu Calaykum" meelahaa iska nidhaahnaa ,, :D:D

 

Soo dhowow sxb .... hawlahaagii uun dib ha u bilaabin ,, hahahahaha

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this