Sign in to follow this  
malistar2012

Al-shabaab oo ciidamo isaga laayay degmada Baraawe. the beginning of the end of alshabaab

Recommended Posts

Al-shabaab oo ciidamo isaga laayay degmada Baraawe.

 

 

Xarakada Al-shabaab ee Labada dhinac la kala safan, dagaalana ku galay degmada Baaawe ayaa la sheegayaa in ciidamo ay halkaasi isaga dileen.

Ku dhawaan 10 ka mid ah ciidamada Al-shabaab ayaa xalay, ilaa saaka la xaqiijiyay in halkaasi ay ku dhinteen, iyadoona dhaawac uu jiro.

Ciidama Al-shabaab ayaa bilaabay inay is ugaarsadaan, isuguna galaan guryaha ku yaala degmada Baraawe, waxaana xaaladda ay noqotay mid cakiran maalinba maalinta ka dambeysa.

Shacabka waxay noqdeen kuwo ku nool cabsi daran, waxaana qaarkood la sheegay in kal hore ay iska faarujiyeen degmadaasi.

Muqdisho, Somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this