Sign in to follow this  
Tillamook

The Water People drown the pests from Galgaduud.

Recommended Posts

Mor'yaan Indha Cade and his band of thieves have been dealt a heavy blow as the peaceful farming communities of Shabeelooyinka have risen to chase them out of their lands.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Beesha Shabeelaha hoose oo ku tumatay beesha Galguduud oo ku soo duushay gacantana ku dhigtay Ciidamo Tuuto qaba iyo Gawaari Tikniko ah Ciidamadda Dawladda ka tirsanaa

 

Ugaaska Beesha Shabeelaha hoose Ugaas Faarax Cabdi Sheekh ayaa ka warbixiyay duulaankii Tuuladda Ceel-Wareegoow ay ku qaadeen Ciidamo ka tirsan Dawladda Federaalka Soomaaliyeed oo la sheegay inay la safan-yihiin Beesha Galguduud oo lagu eedeeyay inay duulaan ku soo qaadeen Deegaanadda Beesha Biimaal.

Ugaaska ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen ciidamo-tuute qaba iyo gawaari Tikniko ah oo Ciidamadda Dawladda Federaalka ee Gobolka Sh/Hoose ka tirsan,isagoo balan-qaaday inay Saxaafadda u soo bandhigayaan meydadkooda iyo gawaaridii laga qabsaday

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dagaalada ka socda Shabeelaha hoose oo dhimashadu 40 marayso

 

Wararkii ugu dambeeyay Dagaalada Shabeelada Hoose ka socda ayaa sheegaya in Dadka dhintey ay kor u dhaafayaan 40 qof oo ay ku jiraan Dad Rayid ah.

 

Deegaanada Ceel wareegow iyo Buushka oo shalay Dagaal culus uu ka dhacay ayaa Howlwadeenada Puntlandi ay la xiriireen Dad rayid ah oo halkaas ku sugan waxayna noo sheegeen in ay wadooyinka ku arkeen Meydad fara badan oo Daadsan kuwasoo loo badinayo iney yihiin maleeshiyaadkii kusoo duuley Dadka Deegaanka.

 

waxaa kaloo naloo xaqiijiyey in ay jiraan Maleeshiyaad xoogan oo gurmad ahaan dhinaca Muqdisho uga yimid.

 

Madaxweyne Xasan Sheikh ilaa hada kama uusan hadlin Dagaalka lagu hoobtey ee ka Qarxey Gobolka Shabeelaha Hoos, inkastoo saacadaha soo socda ay Gobolka kusii wajahan yihiin Wasiirada Arimaha Gudaha iyo kan Gaashaandhiga .

 

Puntlandi.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Indo Cade and Goobaale should pack their bags and head back to Galguduud where they belong. No more oppression and occupation of innocent people's lands.

 

However much Culosow and Indo Cade have tried to distract people from the abuse and genocide they've been carrying out in Shabeelooyinka by focusing their attention on Jubaland, the chickens have come to roost and the indigenous communities have risen against the oppression of the anarchists from Galguduud and the not-so-smart Culosow.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalia;970697 wrote:
Waa Jihaad, mala isu hariyo, the beasts of Galguduud shall be dealt with in a Holy manner, allahu Akbar.

Saaxiib, anagu Ayeeyo Donbiro reerkayda waanu ku taageeraysanahay jihaadka ay ku qaadayaan mor'yaanta Indha-Cade. Goobaale iyo Culusow...:D

 

This is just the beginning...Marka today and tomorrow it will be Baraawe. And then next, will be the big kahuna itself, Xamar Caddeey.

 

The illegal occupation of people's lands and properties will no longer be tolerated, which is ultimately the essence of federalism.

 

Love it or loath it, every Somali must return to his ancestral lands and develop it-- Ku qabso ku qadi mayside has run it's course and it will no longer work.

 

Kuwa dhulmi isku biirsaday will be destroyed!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this