Sign in to follow this  
malistar2012

Xaalada Magaalada Kismaayo waa sidee? wheres Apophis and xiin

Recommended Posts

Yesterday claim that Raskombani cleaned the city and are in control was False news

 

 

 

 

Xaalada Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda hoose ayaa saaka degan kadib dagaalkii shalay ka dhacay magaalada.

 

Inkastoo Magaalada ay ka jirto cabsi ku aadan dib ubilaabashada dagaalka maadaama dhinacyada ku dagaalamay Magaalada ay guulo kala sheegteen sidoo kalena ay kuwada sugan yihiin Magaalada.

 

Shacabka magaalada ayaa muujinaya cabsi xoogan maadaama dushooda lagu dul dagaalamay sidoo kalena ay dareemayaan cabsi xoogan oo ku aadan in Magaalada dagaalka uu si weyn usii saameeyo.

 

Dowladda Soomaaliya ayaa ku baaqday in la xaliyo dagaalada ka socda Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda hoose,iyadoo dhinacyada dagaalamay ay dhagaha ka fureesteen baaqa Dowladda.

 

Odayaasha,aqoonyahanada iyo waxgaradka ayaa si iskumid ah ugu baaqaya in la joojiyo dagaalka dhiiga badan uu ku daatay ee labadii maalin ee aan soo dhaafnay ka dhacay Magaalada Kismaayo.

 

Dhinacyada ku dagaalamay Magaalada waxa ay ku sugan yihiin goobihii ay ku dagaalameen,iyadoo xilli waliba ay suuragal tahay in dagaalka uu qarxo maadama aysan jirin cid ku kala dhexjirta.

 

 

 

 

 

Nagala soo xiriir >> webmaster@allpuntland.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   

you assuming this website must be Madoobe supporter and therefore must telling the true about the sitiution in Kismaanyo. this webside supports the view of one of FG minister these days.

somali politics is starnge!

 

Dowladda Soomaaliya ayaa ku baaqday in la xaliyo dagaalada ka socda Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda hoose,iyadoo dhinacyada dagaalamay ay dhagaha ka fureesteen baaqa Dowladda

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this