Sign in to follow this  
MoonLight1

President Faroole invited by NE Kenyan MPs.

Recommended Posts

Madaxweynaha dowlada Puntland Cabdiraxman Maxamad Farole oo weli booqasho ku jooga Dalka Kenya ayaa caawa 5 juun, wuxuu ka qayb galay Casho sharaf ay soo qaban qaabiyeen Xildhibaano ka tirsan Mudanayaasha Kenya.

Xildhibanadaan ayaa kasoo galey Barlamanka Kenya gobolada Woqooyiga ee dadka Soomaalidu degaan.

Mudanayaashaan oo tiradoodu aheyd 13 mudane kuwaasoo isugu jirey aqalka sare iyo kan hoose ayaa muujiyey tageerada ay u hayaan Madaxweynaha Puntland iyo doorkiisa hogaamineed ee arrimaha Somalia gaar ahaan Jubbaland.

Casho sharaftaan ayaa waxaa dhinaca kale ku sugnaa ganacsatada Somalida Kenya kuwaas oo fadhigoodu yahay magaalada Nairobi.

Kulankaan ayaa waxaa hadal ka jeediyey mudanayaal uu ka mid ahaa Hon. Adan Barre Duale ( Majority House leader) isaga oo sheegey in wadanka Kenya ku soo dhoweynayaan Madaxweynaha Puntland.

Madaxweynaha Puntland Cabdiraxman Maxamad Maxamud ayaa kulankaan hadal kooban ka jediyey isaga oo u mahad celiyey xildhibaanada Somalida Kenya iyo dowlada sida diiran ee loogu soo dhoweeyey Nairobi.

Mudane Farole ayaa sidoo kale ka warbixiyey xaalada guud ee Somalia iyo Puntland isaga oo xusey baahida loo qabo in lagu dhaqmo Dastuurka Somalia.

Mudanayaasha kasoo qayb galey casho sharaftaan ayaa ka koobnaa:

 

1- Hon. ( Dr) Maxamad Daahiye Ducaale

2- Hon. Ilyaas Barre Shiile ( Chairman)

3- Hon. Maxamad Mukhtar Sheediye

4- Hon. Shukran Xuseen Gune

5- Hon. Ahmad Ibrahim Cabas

6- Hon. Mohamad Cabdulahi Diriye

7- Hon. Adan Barre Ducaale

8- Hon. Abdirahman Ali Hasan

9- Hon. Abdinur Maxamad Cali

10 Hon. Yusuf Xaaji

11- Hon- Bakar Ogle

12- Hon. Cabdulqaadir Adan

13- Hon. Yusuf Xasan

 

124.jpg

Madaxweyne Farole, Xildhibaan Adan Barre Ducaale Majority house leader”& Ilkajir

 

213.jpg

Shukria Xasan Guure Barlamanka Kenya ” Gaarisa”

 

311.jpg

Yusuf Xasan ” Nairobi Xafada Islii”

 

46.jpg

Madaxweyne Farole, Yusuf Xasan iyo Xildhibaano kale.

 

55.jpg

Xildhibaan Colow aqalka sare ee Kenya

 

66.jpg

Xildhibaan Shadiye Barlamanka Kenya

 

 

74.jpg

Madaxweyne Farole & Xildhiban Ilyaas Shiil

 

83.jpg

Xildhibaano ka tirsan Barlamanka Kenya & Ganacsato

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this