Sign in to follow this  
Jacpher

Wasiiradii oo u hoyday garoonka Kismaayo

Recommended Posts

Jacpher   

Published: May 26, 2013

 

Waftigii ka koobneyd saddexda wasiir oo maanta gaaray garoonka Kismaayo ayaa isla caawa u hoyan doona garoonka kadib markii ay ku guuldareysteen iney gudaha u galaan magaalada Kismaayo. Waftigan oo garoonka kula kulmay madaxweyne ku xigeenka Jubaland General Fartaag ayaa codsadey iney magaalada galaan oo loo ogolaado taasoo loo sheegey iney garoonka ka noqdaan.

 

Waftigan ayaa ku hanweynaa in ciidamada AMISOM ay gayn karaan magaalada ayna iyagu masuul ka noqondoonaan amnigooda balse waxay noqotey in ciidamada AMISOM ay u sheegaan iney garoonka masuul ka yihiin laakiin uu magaalada ka jiro maamul ayna tahay iney iyaga la xariiraan haddii ay rabaan inay magaalada galaan.

 

Diyaaraddii geysey waftigan ayaa iyadu dib usoo laabtey waxaana horey usoo raacay Taliyaha Ciidanka Xooga Soomaaliyeed Indhaqarsho oo Muqdisho kusoo aaddan saacadahan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

This fake story , they are in city ......

 

Wafdiga wasiiradda ah ayaa waxaa garoonka magaalada Kismaayo ku soo dhaweeyay Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka soomaaliya,abaanduula ciidanka XDS iyo saraakiil ka tirsan ciidamada soomaaliya oo horoy ugu sugnaa magaalada Kismaayo.

 

Wasiiradan ka tirsan xukuumada soomaaliya ayaa waxa ay wada hadal la leeyihiin maamulka KMG ah ee uu hogaamiyo Axmed Madoobe iyo Saraakiil ka tirsan ciidamada AMISOM ee ku sugan Kismaayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Malistar how many troops does hassan sheikh have in Kismayo who are loyal to his government?

 

no clue the numbers go up by weeks new troops arrive , we will find out soon as two top Generals are in kismayo to sort out size of the troops . we will find in the next couple of days ,

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

Xaaji Xunjuf;955171 wrote:
Malistar how many troops does hassan sheikh have in Kismayo who are loyal to his government?

xaajI: Hassan needs not loyal troops. He's got ex-warlords on his payroll. Hiiraale, Goobaanle & Indhacade. In other words, the old JVA oo ka amar qaadan jirtay Cabdi-Qaasim, are now run by Hassan Culusoow, as some say. So far Hassan summoned Goobaanle and Hiiraale as delegates to Kismaayo and they don't seem to change anything on the ground. Perhaps, Indhacade is the next round of "wafdi" to Kismaayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Malistar thanks we shall see

 

 

Jacpher well he does need loyal troops to his government i am talking about ciidanka federaalka Somalia eeh ka amar qaadanaya dawlada.

Obviously Ahmed madoobe's troops will not take orders from Hassan. He needs troops that are loyal to his government the Somali government. I know hiiraale has militia and others, but i was also hearing other Somali troops were heading to the place. I am not sure about indhocade and other warlords. Hassan is not a warlord, but as a President he needs territorial control do you agree?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this