Sign in to follow this  
Classified

Reer Khaatumo soo gala

Recommended Posts

What do you say to this?

 

Waxay soomaalidu ku maah maahdaa Nin waxa uu ka faano ayaa mid kale ku faanaa ,maanta in Shacabkii Khaatumo ama SSC marba kaad u taqaanid inay soo sawirraan inay qashin iyagoo Xaaqaya oo ku faanaya saxaafadaha soo galiyaan waa wax laga wis wiso oo laga yaqyaqsoodo iyagoo.

 

Waxaana Khaatumo iyo dhalinyaradaba looga fadhiyey inay Dalka Xoreeyaan ama sakale u xafladeeyaan laakiin waxaa nasiib darro ah in dhalinyaro isa soo tubaan goobaha qashinka iyagoo majarado haysta iyo iyagoo bacaha qashinka dul taag taagan halkii looga baahnaa inay taaniyo giyo baabuurta Dagaalka iyo qalab muujinaya inay xoraynayaan dalkooda muujinaya..

Faan iyo Qashin gur reer SSC waxba u tariwaa- Ninwaxa uu ku faano ,ayaa mid kale ka faanaa .Dhalinyarada Xorayn ayaan uga fadhinay ee Qashin inay Xaaqaan kama filayn.Daawo waxanoo kalenaa yaysan danbe dhicin .

 

waxaa la layahay 50 konton wiil oo naftood hurayaal ah oo Deegaanadooda ka xoreeya Kooxaha falaagada oo ku amar ku taalaynaya

"Instead of seeing Reer Khaatumo's Garaads in Laascaanood freely carrying Somalia's flag, all we see is women and children standing near by pile of trash." This will go down in history.

 

Will LA be free this October or will it be still under occupation for the 6th year?

 

 

For the Puntland part:

 

What do you guys say to this?

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Cleaning is good they are patriotic Somalilanders, they choose to clean during the great 18 may , dhulka jacaylka ay u hayaan bay tusayan calaamka. Somalilanders show different way to express themselves during that great day SL statehood was re established.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this