Sign in to follow this  
SOO MAAL

Dad Shacab Ah Oo Maleeshiiyaadka Somaliland Ku Xidhxidheen Magaalada Laas Caanood

Recommended Posts

SOO MAAL   

Dad Shacab Ah Oo Maleeshiiyaadka Somaliland Ku Xidhxidheen Magaalada Laas Caanood

 

 

Wararka Naga soogaadhaya magaalada Laascaanood ayaa Sheegay In maleeshiiyaadka Somaliland Ay dad shacab ah Kuxidh xidheen gudaha magaalada laascaanood,Dadkan shacabka ah Ee xabsiyada magaalada laascaanood laga buuxiyay Laga soo qabqabtay Guryaha ay ka dagan yihiin Magaalada Iyo qaarkale Ay kasoo qabteen ciimada Somalinad Goobaha aya ku ganacsadaan.

 

Dadka Shacabka ee aan waxba galabsan Maleeshiyaadka maamulkaasi ay ku xidh xidheen ayaa Waxaalagu qiyaasayaa Inay kor u dhaafayaan 20 qof Dadka Oo marka ay sooqbqabenayeen ciidamada maleeshiyaadka siilaanyo ay qaarkood ugaysteen Jirdil.

 

Sababta ka Dambaysa Xadhigan Loo gaysanayo dadka shacabka ah Ee kudhaqan Magaalada laascaanood ayaan Lagaranayn,Walow maleeshiyaadka Somaliland ee Laascaanood ay caadaysteen Inay Tacadi iyo Jirdil ugaystaan shabka laascaanood iyadoo ay kamid tahay xadhigan maanta lagu xidh xidhay Dadkashacabka dhibaatooyinka Ay kawadaan maleeshiyaadka siilaanyo Deegaanada khaatumo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this