Sign in to follow this  
A_Khadar

Qorshe lagu khaarijin rabo Prof Galeydh oo si halisa loo agaasimay - waagacusub

Recommended Posts

A_Khadar   

-Qorshe lagu khaarijin rabo Prof Galeydh oo si halisa loo agaasimay - Xagee lagu dilayaa Muqdisho mise Nairobi ?

 

Xog laga helay ila wareedyo muhiima ayaa xaqiijinaya in Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Somaliland iyo Dowladda Federalka Somalia si wadajira u maleegeen qorshe la doonayo in lagu khaarijiyo Xildhibaan Cali Khaliif Galeydh.

Qof ka mida Masuuliyiinta labada dhinac ee ka shiray khaarijinta Prof Galeydh ayaa tibaaxay inuu shaqsiyan saluugay in xalka looga taqalusi karo Xildhibaan Galeydh noqday in la dilo.

Read

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dr. Ali's powerful arguments rattled the warlord minds in Mogadishu and the separatists goons in Hargeysa thusly the criminal partnership

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

That Dahabshiil two million never gets spent. First it was meant for Sado Cali, then Xaglo T and now it's Galeydh! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this